telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Jaalliyadda Somaliland Ee Dalka Maraykanka Oo Abaalmarino Ku Maamuusay Xubno Kala Duwan Oo Masuuliyiin Iyo Siyaasiyiin Reer Somaliland Ah + Muuqaal/Sawiro

Hargeisa(Gaaroodinews) Jaalliyadda Somaliland ee Dalka Maraykanka ayaa Abaalmarino Kusoo Maamuusay Xubno kala Duwan Oo Masuuliyiin Iyo Siyaasiyiin isugu Jira Kadib Doorashadii Taariikhiga Ahayd Ee Wakiilada Iyo Deegaanka Ee Dalka Kaqabsoontay May 31, 2021 Isla Markaana Sida Guusha Iyo Nabadda Ah Kusoo Dhamaatay

Masuuliyiinta, Mudanayaasha, Hay’adaha iyo xubnaha leh Ee Abaalmarinta Midnimada Somaliland (The Unity Award 2021) ee Jaalliyadda Somaliland ee Dalka Maraykanka Waxaa Kamid Ahaa :-
1. Mudane Maxamed Kaahin Axmed, Wasiirka Arrimaha Gudaha JSL;
2. Dr. Sacad Cali Shire, Wasiirka W/Qorshaynta & Horumarinta Qaranka JSL;
3. Mudane Cabdirashiid Maxamuud Cali (Riyaraac), Guddoomiyaha Koomishanka Doorashooyinka Qaranka JSL;
4. Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland oo abaalmarin guud leh;
5. XIldhibaan Prof. Yaasiin X. Maxamuud Xiir (Faratoon), Wasiirkii hore ee Wasaaradda Arrimaha Debadda & Iskaashiga Caalamiga ah JSL;
6. Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun;
7. Marwo Kaltuun Sheekh Xasan Cabdi, Xubin Koomishanka Doorashooyinka Qaranka JSL;
8. Mudane Cabdikariim Axmed Mooge, Duqa Magaalada Hargeysa;
9. Mudane Cabdishakuur Maxamuud Xasan (Ciddin), Duqa Magaalada Berbera;
10. Marwo Khadiija Axmednuur Aaden, Duqa Degmada Buuhoodle;
11. Aqoon Yahan, Sucaad Carmiye Odowaa, musharax tartamay aan soo bixin;
12. Aqoonyahan Sucaad Ibraahim Cabdi, musharax tartamay aan soo bixin;
13. ADallada Jilayaasha aan Dawliga ahayn ee SONSAF;
14. Aqoonyahan Sacdiya Aw Muuse Axmed, musharax tartamay aan soo bixin

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom