telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Oo Cod Gacan-Taag Ah Ku Ansixiyey Xeer-Hoosaadka Golaha Wakiilada Somaliland + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Kalfadhigoodi Maanta Ay Yeesheen Waxaa  Ay Cod Gacan-Taag Ah Ku Ansixiyeen Xeer-Hoosaadka Golaha Wakiilada.

76 xildhibaan Oo Kamid Ah Ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland  Ayaa Golaha Joogay Waxaana
Waxa ogolaaday Xeer Hoosaadka Golaha Wakiilada  70 Xildhibaan Halka  Ay Diideen Afar 4 Xildhibaan
Waxaana Ka Aamusay Hal 1 Xildhibaan
Guddoomiyuhuna ma codeyn Waxaana Sidaa Ku Dhaqan Galay Xeer-Hoosaadka Golaha Wakiilada

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

 

 

 

 

Hargeisa/Office

Gaaroodi.net

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom