telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Xildhibaano Si Adag Uga Horyimid Xeer Hoosaadka Golaha Wakiilada Somaliland Ee Maanta La Ansixiyay + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Aqlabiyada Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Maanta Cod Taag Ku Ansixiyay Xeer Hoosaadka Golaha Wakiilada Somaliland Hadaba Qaarkamida Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Kahor Yimid Ansixinta Xeerkaas

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom