telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Xukuumada Somaliland Miyay Ka Baxday Balan-qaadkii Ay Hore Ula Gashay Xildhibaan Khadar Guun ? + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Xildhibaan Ibraahim Maxamed Jaamac (Khadar Guun) Oo Kamid Ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Jawaab Kabixiyay Hadalo Beryahaa Laysla Dhexmaraayay Oo Ku Adanaa Heshiis Lasheegay In Xil Khadar Guun Uu Lagalay Isbahaysigii Kulmiye Ee Looga Guulaystay Doorashadii Shirgudoonka Golaha Wakiilada Somaliland Taasoo Bulshada QaaXildhibaan Khadar Guun Ayaa Sheegay Inaanay Arintaasi Waxba Kajirin

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom