telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Agaasimaha Waaxda Ciyaaraha Ee Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha SL Oo Sheegay In Maanta Uu Ka Furmaayo Garoonka Ciyaaraha Ee Hargeisa Stadium Tartanka Ciyaaraha Orodku + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews)Agaasimaha Waaxda Ciyaaraha Ee Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland Md Cabdirashed Caydiid Yaasiin Ayaa Sheegay In Maanta Uu Ka Furmaayo Garoonka Ciyaaraha Ee Hargeisa Stadium Tartanka Ciyaaraha Orodka

Tartankan Maanta Oo Kadhici Doona Garoonka Ciyaaraha Ee Hargeisa Stadium Ayaa Waxaa Kaqaybgali Doona Ciidamada Kala Duwan Ee Qaranka

Agaasimaha Waaxda Ciyaaraha Ee Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland Md Cabdirashed Caydiid Yaasiin Ayaa Fariin Udiray Cidkasta Oo Kaqaybgalaysa Tartankana Waxaanuu Shacabka Reer Somaliland Gaar Ahaan Shacabka Reer Hargeisa Kacodsaday Inaykasoo Qaybgalaan

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom