telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

” Haweenayda Xanuunka Dhimirka Qabta Way Dayacmaysaa Hadaanla Daryeelin ” Badhasaabka Gobolka Maroodijeex

Hargeisa(Gaaroodinews) Badhasaabka Gobolka Maroodijeex Md Jaamac Xaaji Ahmed Ayaa Kaqaybgalay Munaasibad Balaadhan Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargeisa Kaasoo Lagu Daahfuraayay Ururka Maamo Foundation

Ururka Mamma Foundation Ayaa Ah Urur U Istaagay Inay Ururiyaan Dumarka Qaba Xanuunka Dhimirka

” Haweenayda Xanuunka Dhimirka Qabta Way Dayacmaysaa Hadaanla Daryeelin ” Badhasaabka Gobolka Maroodijeex

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom