telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Daawo:- Qaabkii Uu Udhacay Hawshiiska Khilaafkii Udhexeeyay Mahdi Guuleed Iyo Cabdi Xaashi + Muuqaal

Muqdisho(Gaaroodinews) War Saxaafadeed Ay Siwada Jir Ah Ay Usoo Wada Saareen Raisal Wasaare Kuxigeenka Somalia Md Mahdi Guuleed Iyo Gudoomiyaha Aqalka Sare Ee Baarlamaanka Somalia Cabdi Xaashi Cabdilaahi Ayay Kusheegeen In Heshiis Rasmiya Laga Gaadhay Khilaaf In Mudo Ah Kadhaxeeyay Oo Kuwaajahnaa Cida Maamulaysa Doorashada Gobolada Waqooyi Ee Somaliland

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom