telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

” Kulankeenani Waa Kulankii labaad Ee Waaxyaha Wada Xidhiidhka Wasaaradaha Iyo Haayadaha Dawlada ” Agaasime Maxamed Yousuf

Hargeisa(Gaaroodinews)Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka Iyo Wacyigalinta Somaliland Md Maxamed Yuusuf Ismail Oo maanta Tababar Ufuray Qaarkamida Masuuliyiinta Iyo Shaqaalaha Waaxyaha Wada Xidhiidhka Wasaaradaha Iyo Haayadaha Dalka Ayaa Kahadlay Muhiimada Uu Tababarkan Uu Uleeyahay Waaxyaha Kala Duwan Ee Waaxyaha Wada Xidhiidhka Wasaaradaha Iyo Haayadaha Dawlada

” Kulankeenani Waa Kulankii labaad Ee Waaxyaha Wada Xidhiidhka Wasaaradaha Iyo Haayadaha Dawlada ” Agaasime Maxamed Yousuf

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom