telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

” Madaxweynuhu Hore Gudida Fulinta Xisbiga Kulmiye Ayuu Iigu Daray Maantana ” Wasiir Muuse Selef + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews)Wasiirku Xigeenka Wasaarada Ganacsiga Somaliland Md Muuse Ibraahim Selef Ayaa Madaxweynaha Somaliland Uga Mahadnaqay Magacaabista Uu Umagacaabay Wasiirku Kuxigeenka Wasaarada Ganacsiga Somaliland Isagoo Horena Ugu Magacaabay Wasiirku Kuxigeenka Wasaarada Horumarinta Maaliyada

” Madaxweynuhu Hore Gudida Fulinta Xisbiga Kulmiye Ayuu Iigu Daray Maantana ” Wasiir Muuse Selef

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom