telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

” La Idiinma Dooran Inaad Dadka Kala Qaybisaan Ee Waxaa La idiin Doortay Inaad Dadka Midaysaan ” Siyaasi Cismaan Cumar Dool

Oslo(Gaaroodinews) Siyaasi Cismaan Cumar Dool Oo Kamid Ah Masuuliyiinta Sarsare Ee Xisbiga Waddani Ayaa Kahadlay Isla Markaana Jawaab Kabixiyay Hadalkii Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Somaliland Md Salebaan Cali Koore Uu Ku Eedeeyay Xisbiga Waddani Taasoo Ahayd Inaan Xisbiga Waddani Aanu Daacad Ka Ahayn Mawqifka Jiritaanka Somaliland

Siyaasi Cismaan Cumar Dool Ayaa Sheegay In Hadalka Wasiirku Uu Yahay Midkala Qaybinaaya Bulshada Reer Somaliland Isla Markaana Aanay Xiligan Munaasib Ahayn In Hadalo Bulshada Kala Qaybinaaya Ay Masuuliyiintu Warbaahinta Isku Mariyaan

Siyaasi Cismaan Cumar Dool Ayaa Waxaa Uu Fariin Udiray Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Somaliland Md Saleebaan Yousuf Cali Koore

” La Idiinma Dooran Inaad Dadka Kala Qaybisaan Ee Waxaa La idiin Doortay Inaad Dadka Midaysaan ” Siyaasi Cismaan Cumar Dool

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom