telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Deg+Deg:- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Oo Maanta Magacaabay Gudi Hoosaadyada Golaha Wakiilada Somaliland 

Hargeisa(Gaaroodinews) Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Md Cabdirisaaq Khaliif Ahmed Ayaa Maanta Magacaabay Gudi Hoosaadyada Golaha Wakiilada Somaliland Oo Kakooban Toban Gudi

Xoghayaha Guud Ee Golaha Wakiilada Somaliland Md Cabdirisaaq Siciid Ayaanle Ayaa Warbaahinta U Akhriyay Gudiyada Golaha Iyo Xubnaha Ayka Koobanyihiin

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom