telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

” Madaxweyne Anigu Cidlo Kaheli Waayee Markaad Aragto Rag Lamaagaayo ” Ex Mayar Cabdicasiis Cagawayne

Hargeisa(Gaaroodinews) Maayarku Xigeenkii Hore Ee Caasimada Hargeisa Md Cabdicasiis Maxamed Xaashi Ayaa Kaqaybgalay Munaasibad Balaadhan Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargeisa Taasoo Xilka Aykula Kala Wareegayeen Wasiirkii Hore Iyo Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Horumarinta Jidadka Iyo Gaadiidka SL

” Madaxweyne Anigu Cidlo Kaheli Waayee Markaad Aragto Rag Lamaagaayo ” ExMayar Cabdicasiis Cagawayne

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom