telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Xildhibaan Mohamed Jaamac Koodbuur (Shiine) Oo Loo Doortay Gudoomiyaha Gudi Hoosaadka Arimaha Dibada Ee Golaha Wakiilada Somaliland + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Xildhibaan Mohamed Jaamac Koodbuur Shiine Oo Kamid Ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland Ayaa Loo Doortay Gudoomiyaha Gudi Hoosaadka Arimaha Dibada Iskaashiga Caalamiga Ah Qorshaynta Iyo Maalgashiga Ee Golaha Wakiilada Somaliland

Xildhibaan Mohamed Jaamac Koodbuur (Shiine) Ayaa Waxlaga Waydiiyay Sida Uu U Arko In Gudi Hoosaadka Arimaha Dibada Ee Golaha Wakiilada Somaliland Ay Udoortaan Inuu Noqdo Gudoomiyaha Gudi Hoosaadka Golaha Wakiilada Ee Gudida Arimaha Dibada

Xildhibaan Koodbuur Ayaa Sheegay Xilkan Maanta Loo Doortay Uu Yahay Xil Labaad Oo Fuulay Oo Uu Qaranka Iyo Shacabka Uhayo Waxaanuu Ilaahay Kabaryay Inuu Ufudaydiyo Xilkaa Qaran

Sidoo Kale Xildhibaan Shiine Koodbuur Waxaa Uu Kawarbixiyay Gudi Hoosaadka Golaha Wakiilada Somaliland Ee Arimaha Dibada Xubnaha Uu Kakoobanyahay Iyo Gudi Ahaan Waxa Uqorshaysan Inay Kaqabtaan Siyaasada Arimaha Dibada Somaliland

Xildhibaan Koodbuur Waxaa Kaloo Uu Sheegay In Uu Dalka Ingiriiska Inbadan Kunoolaa Isla Markaana Uu Kahawlgali Doono Sidii Uu Xidhiidhka Somaliland Iyo Dalka Ingiriiska Uu Usii Wanaajin Lahaa Waxaanuu Yidhi :-

“Anigu Inbadan Baan Joogay Ingiriiska Waxaanka Hawlgali Doonaa Inaan Xidhiidhkeena Siiwanaajino ” Xildh Shiine Koodbuur

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom