telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

” Qurbajooga Waxaanku Dhiirigalinayaa Inay Maalgashadaan Dalkooda ” Wasiir Muuse Selef + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Wasiirku Kuxigeenka Wasaarada Ganacsiga Iyo Dalxiiska Somaliland Md Muuse Ibraahim Selef Oo Kaqaybgalay Shirwaynihii Shanaad Ee Qurbajooga Somaliland Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargeisa Kaasoo Aysoo Qabanqaabisay Wasaarada Arimaha Dibada Iyo Iskaashiga Caalamiga Ah Gaar Ahaan  Xafiiska Xidhiidhka Qurbajooga Somaliland Ayaa Qurbajooga Reer Somaliland Ugu Baaqay Inay Dalkooda Maalgashadaan

” Qurbajooga Waxaanku Dhiirigalinayaa Inay Maalgashadaan Dalkooda ” Wasiir Muuse Selef

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom