telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

“Arday Ayaa Tihiin Dariiqbaa Furmay Oo Ay Fureen Cabdikariin Iyo Barkhad, Dadka Codeenayaa Waa Idinka, Labo Kala Doorta..,” Gud Faysal Cali Waraabe + Muuqaal

Burco(Gaaroodinews) Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, oo ay Weheliyaan Masuuliyiin ka tirsan Xisbiga UCID Ayaa Maanta Magaalada Burco Kaga Qeyb-galay Xafladda Qalin-jabinta Dufcadii Shanaad Ee Ka Baxda Jaamacadda Alpha Faraceeda Burco.

“Arday Ayaa Tihiin, Dariiba Furmay Oo Ay Fureen Cabdikariin Iyo Barkhad, Dadka Codeenayaa Waa Idinka, Labo Kala Doorta..,”Gudoomiye Faysal Cali Waraabe 

 

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom