telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Gudoomiyaha Degmada 31May Ee Caasimada Hargeisa Oo Maanta Olole Nadaafadeed Iyo Waddo Banayn Ah Kafuliyay Degmada 31 May + Muuqaal/Sawiro

Hargeisa(Gaaroodinews) Gudoomiyaha Degmada 31May Ee Caasimada Hargeisa Md Cabdixakiin Nuur Ibraahim Ayaa Waxaa Uu Maanta Olole Nadaafadeed Iyo Waddo Banayn Ah Uu Kafuliyay Degmada 31 May

Ololahan Uu Horkacaayay Gudoomiyaha Degmada 31 May Ee Caasimada Hargeisa Iyo Masuuliyiin Kale Oo Uu Katirsan Maaamulka Degmada Iyo Shacabka kudhaqan Degmadaasi Ayaa Siwayn Uga qaybqaatay Ololahaasi Nadafaadeed Waxaanay Shacabka Kudhaqan Degmadaasi Ku Amaaneen Gudoomiyaha Degmadaasi Dardargalinta Uu Ka Wado Horumarka Iyo Bilicda Degmadooda Iyo Banaynta Wadooyinkii Xidhnaa Ee Xaafadaha Ayka Koobantahay Degmada 31 May

Gudoomiyaha Degmada 31 May Ee Caasimada Hargeisa Md Cabdixakiin Nuur Ibraahim Oo Hogaaminaayay Ololahaasi Ayaa Umahadnaqay Dadwaynaha Kudhaqan Degmadaasi Isaga Oo uga mahadceliyay Kaalinta Ayka Qaateen Olokahaa Nadaafadeed Iyo Waddo Banaynta Iskugu Jira Waxaanuu Yidhi :-

” Alxm Waxaa Maalintii Labaad Si Nabada Noogu Soo Idlaaday Ololihii Wado Banaynta Aanu Ka Fuliney Dhawr Wado Ee Degmada 31 Ka May.

Gaar Ahaan Waxa Mahad Iska Leh Illaah Noo Suuro Galiyey
Marka Xigtana Shacabka Degmada 31 Ka May Ee Nala Shaqaynayey Na Garab Taagnaa Nagula Hawlnaa Sidii Aanu U Banayn Lahayn Wadooyinka Kuwa Xigana InshallaH Wey Nalaga Shaqayn Doonaan ” Gudoomiye Cabdixakiin Nuur

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom