telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Maareeyaha Haayada Duulista Iyo Iyo Madaarada Somaliland Md Sayid Cumar Cabdilaahi Aadan Ayaa Uhambalyeeyay Ardayda Kaqalinjabisay Dugsiyada Sare Iyo Dhexe Ee Degmada Balli-Mataan + Muuqaal

Balli-Mataan(Gaaroodinews) Maareeyaha Haayada Duulista Iyo Madaarada Somaliland Md Sayid Cumar Cabdilaahi Aadan Ayaa Degmada Ballimataan Kaga Qaybgalay Munaasibad Looqabtay Ardaydii Kabaxday Fasalka Sideedaad Isla Markaana Ah Dufcadii 5aad Iyo Ardaydii Kabaxday Fasalada Afraad Markii Koobaad

Maareeyaha Haayada Duulista Iyo Madaarada Somaliland Md Sayid Cumar Cabdilaahi Aadan Ayaa Uhambalyeeyay Ardayda Kaqalinjabisay Dugsiyada Sare Iyo Dhexe Ee Degmada Balli-Mataan

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom