telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Arimo Cajiiba Kala Kulmay Booqashadiisii Uu Kutagay Magaalo Ganacsiyeedka Togwajaale + Muuqaal

TogWajaale(Gaaroodinews) Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Ucid Eng Faysal Cali Xuseen Iyo Wafti Balaadhan Oo Uu Higaaminaayo Oo Kormeer Shaqo Kutagay Suuqyada Waawayn Ee magaalo Ganacsiyeedka Togwajaale Ayaa Intii Uu Gudoomiyuhu Joogay Magaalada Wajaale Waxaa Uu Socdaal Lug Ah  Kumaray Suuqyada Waawayn Ee Magaalada Isaga Oo Bulshawaynta Kala Duwan ee Kuganacsata Suuqyadaasi Ay Siwayn Usoo Dhaweeyeen Gudoomiyaha Iyaga Oo Umuujiyay Taageerada Baaxada Leh Ee Ay Uqabaan Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Iyo Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Ucid

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Ayaa Intii Uu Kuguda Jiray Socdaalkiisaasi Waxaa Uu Kala Kulmay Arimo Cajiiba

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom