telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

” Dhexdeena Qabiilka Iyo Qolo-Qoloda Ayaynu Kaxoraynaynaa ” Maayar Cabdikareem Ahmed Mooge + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Maayarka Caasimada Hargeisa Md Cabdikareem Ahmed Mooge Ayaa Maanta Magaalada Hargeisa Kaga Qaybgalay Munaasibad Balaadhan Oo Ayku Qalinjabinayeen Ardayda Jaamacada Adna Aadan Ee Magaalada Hargeisa

Maayar Cabdikareem Ahmed Mooge Ayaa Dhalinyarada Maanta Qalinjabinaysay Kala Dardaarmay Dhibaatada Qabyaalada

” Dhexdeena Qabiilka Iyo Qolo-Qoloda Ayaynu Kaxoraynaynaa ” Maayar Cabdikareem Ahmed Mooge

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom