telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Shirkada Daabacaada Casriga Ah Ee Sagaljet Oo Siwayn Uga Qaybqaadatay Xaflada Qalinjabinta Ardayda Jaamacada Adna Aadan + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Shirkada Daabacaada Casriga Ah Ee Sagaljet Ayaa Maanta Siwayn Uga Dhexmuuqatay Isla Markaana Uga Qaybqaadatay Xaflad Balaadhan Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargeisa Taasoo Ayku Qalinjabinayeen 341 Arday Oo Kamid Ah Ardayda Jaamacada Adna Aadan University Ee Magaalada Hargeisa

Mahamed Maxamuud Rooble Oo Kamid Ah Masuuliyiinta Sarsare Ee Shirkada Daabacaada Casriga Ah Ee Sagaljet Ayaa Kawarbixiyay Doorka Ay Shirkad Ahaan Ayku Lahaayeen Xafladaasi

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom