telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Maanta Booqday Xarunta Dawladda Hoose Ee Caasimada Hargaysa + Muuqaal/Sawiro

Hargeisa(Gaaroodinews) Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Ay Weheliyaan Qaar kamid ah masuuliyiinta Xisbiga Ayaa Maanta Booqday Xarunta Dawladda Hoose Ee Caasimada Hargaysa.

Gudoomiyaha Ayaa Waxaa Xarunta Dawladda Hoose Kusoo Dhaweeyay Maayirka Caasimadda Hargaysa Cabdikariim Axmed Mooge.

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa Talooyin iyo dardaaran u jeediyay Maayirka iyo masuuliyiinta Dawladda Hoose ee Hargaysa.

Dhinaca kale, Maayirka Caasimadda Cabdikariin Axmed Mooge ayaa Gudoomiyaha uga Warbixiyay Shaqada Maalinlaha ah ee ka socota Xaruunta Dawladda Hoose.

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom