telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ay Weheliyaan qaar kamid ah masuuliyiinta Xisbiga UCID Oo Maanta Socod lug ah ku Maray Badhtamaha Magaalada Hargaysa + Sawiro

Hargeisa(Gaaroodinews) Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, oo ay weheliyaan qaar kamid ah masuuliyiinta Xisbiga UCID, Ayaa Maanta socod lug ah ku Maray badhtamaha magaalada Hargaysa.

Gudoomiyaha Ayaa Booqday Dhismaha Suuqa Iyo Tiyaatarka Hargaysa

Ugu dambayn, Gudoomiyuhu wuxuu mid kamid ah maqaaxiyaha shaaha wakhti kula qaatay qeybaha bulshada, gaar ahaan dhalinyarda.

Gudoomiyaha ayaa dhalinyarada uga warramay xaaladda dalka, isagoo ku dardaaray in ay aqoontooda kobciyaan, isla markaana yeeshaan go’aanka codaynta marka ay doorasho timaado.

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom