telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

” Rooble Markii Uu Hargeisa Noogu Yimid Sidaan Usharafnay Noogamuu Xishoon ” Siyaasi Cabdicasiis Cagawayne + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Maayarku Xigeenkii Hore Ee Caasimada Hargeisa Siyaasi Cabdicasiis Maxamed Xaashi (Cagawayne) Ayaa Si Adag Ugu Jawaabay Raisal Wasaaraha Somalia Mr Rooble Oo Dhawaan Xukuumada Somaliland Kudhaliilay Goaankii Somaliland Lagaga Saaray Dadka Udhashay Somalia

” Rooble Markii Uu Hargeisa Noogu Yimid Sidaan Usharafnay Noogamuu Xishoon ” Siyaasi Cabdicasiis Cagawayne

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom