telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

”Waxaan Ku Shaqay-doona Siyaasadda Madaxwaynaha iyo Xisbiga Kulmiye”Agaasime Guud Cabdirashiid Caydiid Yaasiin + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland Md Cabdirashiid Caydiid Yaasiin Ayaa Maanta Sirasmiya Ula Wareegay Xilkii Agaasimaha Guud Ee Wasaaradaasi

Agaasime Cabdirashiid Caydiid Yaasiin Oo Madashii Uu Xilka Kula Wareegayay Kajeediyay Khudbad Qiimo Leh Ayaa Ugu Horayn Umahadnaqay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi Oo U Igmaday Xilka Agaasimaha Wasaaradaasi

Agaasime Cabdirashiid Caydiid Yaasiin Ayaa Sheegay Inuu Kushaqayn Doono Siyaasada Madaxweynaha Qaranka Iyo Xisbiga Talada Haya Ee Kulmiye

‘Waxaan Ku Shaqay-doona Siyaasadda Madaxwaynaha iyo Xisbiga Kulmiye” Agaasime Ciyaaraha Cabdirashiid Caydiid Yaasiin

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom