telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

”Dawladnimada Hadaan La Xoojin Ma ilaalin Karno Dhul Bad Iyo Cir Waa in la Dhowraa Heshiiska Bulshada Ee Sharciga Waan Boogaadinayaa Guusha Dacwada Badda “Sheekh Shariif Sheekh Axmed

Muqdisho(Gaaroodinews) Musharax Madaxweyne Shariif Shariif Sh. Axmed Ayaa Umadda Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay Guusha Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee lagu soo afjaray dacwaddii Badda ee Dawlada Somalia Kala Dhaxaysay Kenya

Shariif Sheekh Ahmed Ayaa Kutilmaamay Goaanka Maxkamada Aduunka Guul Soomaaliyeed Kaasoo Uga mahad celiyay Cid Kasta Oo Qayb ka ahayd inay Dawlada Somalia Kuguulaysato Dacwadaas

‘Dowladnimada hadaan la Xoojin ma ilaalin karno Dhul bad iyo Cir waa in la Dhowraa Hishiiska Bulshada ee Sharciga Waan Boogaadinayaa Guusha Dacwada Badda” Sheekh Shariif Sheekh Ahmed

 

 

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom