telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Gudoomiye Eng Faysal Cali Waraabe Oo Deeq Lacageed Oo Dhan 1000 Dollar Ku Wareejiyay Urur Ay Ku Bahoobeen Ciyaartoydii Hore Ee Somaliland + Sawiro

Hargeisa(Gaaroodinews) Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta deeq lacageed oo dhan 1000 Dollar ku wareejiyay Urur ay ku bahoobeen ciyaartoydii hore ee Somaliland.

Waxaana deeqdaas lacageed gudoomay Cismaan Shiine oo ah Gudoomiyaha bahdii hore ee Ciyaaraha Somaliland.

 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom