telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

“Ilaa Musuqmaasuqa Cid Lagu Xidho Oo La Xanuunjiyo Musuqmaasuq Joogsan-maayo” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews)Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Ayaa Maanta Magaalada Hargeisa Kaga Qaybgalay Munaasibad Balaadhan Oo Ardayda Jaamacada New Generation Kuqalinjabinaayeen

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Ayaa Khudbad Qiimo Leh Ujeediyay Ardayda Jaamacada New Generation Kaasoo Kaga Hadlay Qodobo Badan

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Ayaa Ardayda Iyo Shacabka Reer Somalilandba Ugu Bushaareeyay In Dalka Ingiriisku Uu Sidadban U Aqoonsaday Baasaaboorka Somaliland

“Baasaboorka Somaliland Si Dadban Ayuu Ingiriisku U Aqoonsaday” Gud Faysal Cali Waraabe

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Ayaa Ardayda Kaqalinjabinaysay Jaamacada New Generation Kacodsaday Inay Codkooda Siiyaan Doorashada Madaxtooyada Ee Soo Socota Ee Somaliland

“Doorashadan Madaxtooyada ee soo socota, waxaan dhalinyarada Somaliland ka raba in ay i mariyaan halkii ay mariyeen Barkhad Batuun Iyo C.kariin Mooge” Gud Faysal Cali Waraabe

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Ayaa Mar Uu Kahadlaayay Musuqmaasuqa Sheegay Cidii Kukacda In Laxidho Isla Markaana Laxanuujiyo Waxaanuu Yidhi :-

“Ilaa Musuqmaasuqa Cid Lagu Xidho Oo La Xanuunjiyo Musuqmaasuq Joogsan-maayo” Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe

 

 

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom