telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

” Baligubadle Waa Gobol Goboladana In La Isasoo Gaadhsiiyo Waa Waajib ” Wasiir Saajin + Muuqaal

Baligubadle(Gaaroodinews) Wafti Balaadhan Oo Uu Hogaaminaayo Wasiirka Wasaarada Ganacsiga Iyo Dalxiiska JSL Md Maxamuud Xasan Sacad (Saajin) Ayaa Maanta Magaalada Baligubadle Ee Gobolka Hawd Kadhagax Dhigay Xarunta Wasaarada Ganacsiga Iyo Dalxiiska Ee Gobolkaasi

Wasiir Maxamuud Xasan Sacad Saajin Oo Hadal Kajeediyay Munaasibada Dhagax Dhiga Xarunta Ay Wasaarada Ganacsigu Ayku Yeelan Doonto Gobolkaasi Ayaa Sheegay Ugu Horayn In Ay Waajib Tahay In La Isasoo Gaadhsiiyo Gobolada Oo Laga Fuliyo Horumarka Iyo Waxqabadka Xukuumada

” Baligubadle Waa Gobol Goboladana In La Isasoo Gaadhsiiyo Waa Waajib ” Wasiir Saajin

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom