telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Gudoomiye Eng Faysal Cali Waraabe Oo Habeenkii Xalay Ahaa Magaalada Hargaysa, Casho Sharaf Ugu Sameeyay Ardaydii Ugu Saraysay Jaamacada Admas + Sawiro

Hargeisa(Gaaroodinews) Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Ayaa Habeenkii Xalay Ahaa Magaalada Hargaysa, Casho Sharaf Ugu Sameeyay Ardaydii ugù Sarraysay Jaamacada Admas.

Waxaana Munaasibadaas Casho Sharafta Ah Kasoo qeyb-galay, qaar kamid ah masuuloyiinta Xisbiga Ucid iyo Maamulka Jaamacada Admas.

 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom