telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

” Waxaanu Wasiir  Kaaga Mahadcelinayaa Inaad Maanta Dhagax Dhigayso Xaruntii Wasaarada Ganacsiga Iyo Dalxiiska Ee Magaalada Baligubadle Ee Gobolka Hawd ” Xildhibaan Maxamed Raamboo

Baligubadle(Gaaroodinews)Xildhibaan Mohamed Jaamac Raamboo Oo Kamid Ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Wasiirka Wasaarada Ganacsiga Iyo Dalxiiska JSL Uga Mahadnaqay Dhagax Dhiga Xarunta Wasaarada Ganacsiga Ee Gobolka Hawd Gaar Ahaan Baligubadle Oo Uu Wasiirka Wasaarada Ganacsiga Iyo Dalxiiska Iyo Wafti Kasocda Waaaaradaasi Ay Dhagax Dhigeen

” Waxaanu Wasiir  Kaaga Mahadcelinayaa Inaad Maanta Dhagax Dhigayso Xaruntii Wasaarada Ganacsiga Iyo Dalxiiska Ee Magaalada Baligubadle Ee Gobolka Hawd ” Xildhibaan Raamboo

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom