telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Xildhibaan Cabdinaasir Yuusuf Qodax Oo Kormeer Kutagay Uu Ugu Kuurgalaayo Xaaladaha Ayku Suganyihiin Bulshada Kudhaqan Deegaamadii Lagasoo Doortay + Sawiro

Hargeisa(Gaaroodinews) Xildhibaan Cabdinaasir Yuusuf Cismaan Qodax Oo Kamid Ah Xildhibanada Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Maanta Safar Ugu Baxay Deeganadii Laga Soo Doortay Xildhibaanka Ayaa Safarkiisa Waxa uu Ku Maray Degaamada ay Ka Mid yihiin Degmada Salaxlay Qool Buulale, Baliga Cabdi Burcaa Duuray iyo Deegaano Kale Oo aad utiro Badan Safarka ayaa Darana Sidii uu Usoo Ogaan Lahaa Bahiyaa Ka jira Tulooyinkasi Waxa Halkaasi Xildhibaanka Kusoo Dhaweeyay Bulshada Ku Dhaqan Deeganadaasi waxanay ugaa Wara Meen Bahiya Hoodda
Safarkaasi ayaa Waxa Xildhibaanka Ku Wehelinayay Agaasimaha Guud Ee Wasaradda Warfafinta Dhaqanka iyo Wacyi Galinta Somaliland Maxamed yuusuf ismaacil
Xildhibaan Cabdinaasir Qodax ayaa Dadka Deegaanada uu Marayay Ubalan Qaday inuu Wax yabo Badan uu Kala Qaban Doono Bahiyaha Ay Qabaan

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom