Hargeisa(Gaaroodinews) Musharax Siciid Cabdisamed Ahmed (Siciid Cudhay ) Oo Kamid Ah Musharaxiinta Doorashada Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa Uga Sharaxan Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Ucid Ayaa Xulka Kubada Cagta Ee Gobolka Maroodijeex Ugu Deeqay Agab Isboorti Musharax Siciid Cudhay Ayaa Noqday Musharaxii Ugu Horeeyey Ee Agab Isboorti Ku Garab Istaagay Xulka Kubada Cagta Ee Gobolka Maroodijeex […]
Minneapolis(Gaaroodinews)Live :- Hambalyo ❤⚘ Hambalyo ❤ Dhamaan Akhristayaasha Iyo Eheleda Iyo Asxaabta Waxaa La Ogaysiinayaa In Ay Si Toos Ah Udaawan Karaan Meherka Mohamed Ali Ibrahim “ Baqaadi “ iyo Bilan M. Jama Jengali oo ka dhici doona Minneapolis , 12th Sept , Saacaddu Markay Tahay 9Pm , Hargeisa Time or 6 PM GMT . Fadlan […]
Continue reading …Golaha Deganka Casimada Hargiesa. Dawladaha Hoose Waa maamulka hoose ee dagmo, magaalo ama caasimad aay leedahay, qaybna ka ah isla dawladda deegaankaas ka jirta. Waana tiro xildhibaano lagu soo doorto doorasho; Dad-waynuhu codaynayaan, taasooy ka soo baxayaan cidda ku matalaysa dawladda hoose ee degmadooda. Haddaba ka mid noqoshada Xildhibaanada golaha degaanka ama Dawladaha Hoose waa […]
Continue reading …Masha allah tabarakallah dhamaan bahda hawl wadeenada madaxda iyo shaqaalaha bahda Gaaroodinews ay halkan kan tahniyad aan la soo koobi karin Wasiir ku-xigeenka Wasaarada Maaliyada JS Muse Salaf iyo marwadiisa cusub Masha Allah waxaananu ugu ducaynaynaa ducadii Rasuulkeenii suubanaa ee nabi Maxamed (CSW) ee ahayd بارك الله فيك وبارك عليك وجمع بينكما في خي
Continue reading …Gaaroodi News (Hargeisa )Sannad-guurada 37aad ee Hawlgalkii Badjeex: Furashadii Miiska Saraakiisha Hargeysa. Qormada 2aad. Xog-warranka Mujaahid Axmed Axmed Mire Maxamed Nuux iyo Marwo Khadra Xasan Yuusuf Xaaskii Mujaahid Ibraahin Koodbuur.. Xaaskii Mujaahid Ibraahin Koodbuur Marwo Khadra Xasan Yuusuf ayaa ka warramaysa hannaankii uu Ibraahin Koodbuur u amba-qaaday fulinta hawlgalkii Miiska Saraakiisha, sidii ay u diyaargaroobeen […]
Continue reading …Waxa Qoray …Safiirka Somaliland Ee Dalka Kenya Baashe Cawil “Qolyaha leh Markale iyo Midnimo Somalia” waxa aan ugu Jawaabaynaa “Ma Mudna Mar-kale” Waxaynu Kaliya Awood iyo itaal Ku Leenahay Somaliland Ahaan, waa Markaynu Qaran ahaan Dhexdeena Midawno, Markasta oo aynu Kala Qayb-san nahay Waxaynu Nahay Kuwo Aan Cadaawaha Iyo Ciil Qabashaasha Meel uga Soo Wada […]
Continue reading …Sannad-guurada 37aad Ee Hawlgalkii Badjeex: Furashadii Miiska Saraakiisha Hargeysa. Qormada 1aad:-Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi) 11ka Abril 2020ka waxa ay ku beegan tahay sannad-guurada 37aad ee Hawlgalkii Badjeex: Hawlgal Cajiib ah oo ay halgameyaal SNM ah oo uu hormood u ahaa Mujaahid Ibraahin Ismaaciil Maxamed (Ibraahin Koodbuur) ay ku furteen Mujaahid Cabdillaahi Askar oo halkaas miiska […]
Continue reading …Akhriso Fanaanka Ugu Saamaynta Badan Somaliland Hablaha Fanka Ku Jiraana Jecelyihiin Inay La Heesaan Fanaanka ugu saamaynta badan cariga Somaliland dhamaana hablaha fanka ku jiraa jecel yihiin inay la qaadaan heesaha talantaaliga ah lehna hab masriciyeedkii fanaaniin badan xaga raga ayaa waxaa uu wakhtigan la joogo noqday fanaan laga wada jecelyahay dhamaan gayiga dadka afaoomaaliga […]
Continue reading …Daawo Wasiirka Cusub Ee loo Magacaabay Wasaarada Waxbasarshada iyo Sayniska Oo Xilkii La Wareegay. Daawo
Continue reading …Daawo/Dhagayso Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Xuseen(Faysal Cali Waraabe) Oo U Sheegay VOA In Hadii Sharci Shaqayn Waayo La Isagu Imanayo Talo Qaran
Continue reading …