Home » Archives by category » Arimaha Bulshada (Page 2)
Wasiir Ku Xigeenkii Hore Mahdi Cismaan Buuri Oo Talooyin Dhaxal Gala U Diray Shacabka Amaanayna Ciidanka Qaranka Somaliland

#War_Muhiima Siyaasi Mahdi Cismaan Buuri oo Shacabka Somaliland u sharaxay Qiimaha Nabadgelyadu Leedahay Iyo Dhibaatada Qabyaalada Ku Duugan Wasiir Ku xigeenkii hore ee Wasaaradda horumarinta Khayraadka Biyaha Somaliland Md Mahdi Cismaan (Buuri) ‘ ayaa khudbad Waayeelnimo iyo Waddaniyadi Ku duugantahay talooyin dhaxal gala Ugu jeediyey Shacabka Reer Somaliland waxaanu si gaara u dul istaagay midnimada […]

Continue reading …
Kajiidha -Hees Bilaa Music ah Cod Aad Umacaan

Hargeisa (Gaaroodinews) Kajiidha -Hees Bilaa Music ah Cod Aad Umacaan   Daawo Muuqaalka :-

Continue reading …
Faddeexad Weyn Oo Ka Taagan Shirkaddaha Qashin Ururinta Ee C. Hargeysa Oo Dib Xaafaddaha Ugu Dhex Daadiya + Shacab Qaylo Dhaan Diray

Faddeexad Weyn Oo Ka Taagan Shirkaddaha Qashin Ururinta Ee C.Hargeysa Oo Dib Xaafaddaha Ugu Dhex Daadiya + Shacab Qaylo Dhaan Diray Gaadiidka ay Shirkadaha Qashinka ee Degmooyinka Xaafadaha kala duwan ee Caasimadda Hargeysa Ku dhaqan  xashiishka Guryaha shacabku ku noolyihiin kaga qaadaan kagana ururiyaan iyaga oo lacago dadka qashinkaasi ay ka qaadayaan ka qaata ‘ayaa waxay ku […]

Continue reading …
“Raga Golaha Wakiilada Inoo Fadhiya 15 Ka Sanno Ee Heshiiskii Saddexda Xisbi Qaran Diidan Kaliya Waxa u Muuqda $2,000 Dollar Ee Mushahaarka Damiir Iyo Xidhood Midna Ma Leh” Xildhibaan Xasan Shahar

Halkan Ka Daawo  

Continue reading …
Daawo/Akhriso: Shirkii 7aad ee Golaha Dhexe ee Xisbiga Mucaaridka UCID Oo Burco Ka Furmay Iyo Khudbadii Dhinacyo Badan Taabanaysa Oo Eng.Faysal Cali Waraabeka Jeediyey Furitaanka Shirkaasi

Shirkii 7aad ee Golaha Dhexe ee Xisbiga Mucaaridka UCID Oo Burco Ka Furmay Iyo Khudbadii Dhinacyo Badan Taabanaysa Oo Eng.Faysal Cali Waraabeka Jeediyey Furitaanka Shirkaasi “Arinta Caare Waa Gantaal Badhida Inaga Yaala hadii aynu Reer Somaliland nahay,, hadii Maanta uu Caare yidhi Waar Hubkaygii iyo Anigaba I Hooya, Maaha Inay Dadka Qaar Yidhaahdaan Waa Dambiile […]

Continue reading …
Akhirso Nidaamka Shaqo Qaran Ee Dalka Ka Hirgaly Iyo Halka Uu Ku Danbeeyay

Nidaamka shaqo qaran ee dalka ka hirgaly waxaa uu ahaa wax wanaagsan oo dhamaan ay soo dhaweeyeen bulshada reer somaliland mar ahaantaasina maamulka hogaaminay uu ahaa mid si wanaagsan ay u hagayeen bar bilow ilaa bar dhamaad, hadaba waxaa is waydiin leh muxuu ka qabaa distoorka somaliland se halkee ayay wax ka qaldan yihiin In […]

Continue reading …
Daawo Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Muujiyay Masuuliyad Dheeraada Madal Ilyartu Is Qabatay Sheegayna Inaanu Dalku Gawaadhi U Baahanay Ee Wax soosaar Loo Baahan Yahay

Daawo Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Muujiyay Masuuliyad Dheeraada Madal Ilyartu Is Qabatay Sheegayna Inaanu Dalku Gawaadhi U Baahanay Ee Wax soosaar Loo Baahan Yahay.   Daawo

Continue reading …
Daawo/Akhriso Madal La Buuxdhaafiyay Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Waydiistay Gaadhi Isbahaysiga Hogaaminayo Muse Bixi Iyo Sida Loogu warceliyay.

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro oo mudo laba cisho ka hor ku soo guryo noqday magaalada hargaysa iyadoo in mudo ahbais marin waa ka jiray arimaha ku saabsan doorashooyinka ayaa maalinba maalinta ka danbaysa ay ka sii qulqulayaa taageeraysha xisbiga waddani iyadoo sabatu tahay hadaladan oo kale, se laga filayo inuu u damqado xaalada adag […]

Continue reading …
Sawiro Saamiga Wadada Cad Ku Leedahay  Xukuumada Waxa  Laga Rabaa Inay Ka Keenaa Masuuliyiinta Ka Soo Jeeda Deegaanka Ee Ka Tirsan Xukuumada Muse Bixi

Waxaa maalimihii ina soo dhaafay dib loo bilaabay dhismaha Wadada Isku Xidha Hargaysa Ilaa Ina Guuxaa taasi oo wajiyadii hore loo soo dhaafay dadka deegaanka iyo dawladii hore ee siiraanayo ka qayb qaateein il la dhiso wax gaadhay 30 kiiloo mitir, hadaba waxaa mihiima ah in dhamaan bushada ka soo jeeda u tafa xaytaan sidii […]

Continue reading …
Hargeysa U Dooro Hogaan u Hiilin kara Mustaqbalka!! Dooro Xildhiban Siciid Cudhay

Mustaqbalka!! Dooro Xildhiban Siciid Cudhay Hargeysa waa caasimadda jamhuuriyadda Soomaliland, Waa Caasimada la tartameysa guud ahaan caasimadaha caalamka gaar ahaan caasimaddaha geeska afrika, sida aynu wada ognahaye waxaa golaha deegaanka ee dalka oo dhan lagu soo doortaa codka dadweynaha oo doorasho xor iyo xalaal ah gala, golaha deegaanka ee wakhti xaadirkan wey muddo dhaafeen oo […]

Continue reading …