Home » Archives by category » Arimaha Bulshada (Page 3)
DegDeg:- Boqor Raabi Oo U Gurmaday Qoyskii Gantaalada Ku Dhacay + Moognaanta Xukuumada

Hargeisa(Gaaroodi-News) boqor raabi yusuf cabdilaahi oo u gurmaday qoyskii ay gantaaladu ku dhaceen ee deegaanka sallaxlay diyaaradahaas oo aaan haybtooda la garanayn Xanuuno ay ka qaadeen Walxihii iyo gantaalihii ay rideen diyaaraduhu oo ilaaa haaatan la taaag daran yihiin dadkii deegaanku Xukumada iyo wasaarada arimaha gudaha oo ilaaa haatan wax wara kamay soo saarin dhacdaaas isla […]

Continue reading …
Meeday Wadadii Cadayd (Hargaysa ilaa Ina Guuxaa)Xagee Yaa Se Ku Danbaysay Ehel Se Yaa u Noqday Marxuunkii AHN Dabadii

Dadwaynaha ka soo jeeda Badhtamaha Bariga iyo Koonfurta Caasimada Hargaysa ayaa ahaa bulshadii ugu horaysay ee ku dhiirata inay dhistaan wadada isku xidha Hargaysa iyo Ina Guuxaa. Dadwaynahaa xaga sare ku xusani waxay lahaayeen Gudi la magac baxday gudida horumarinta beesha iyagoo ay lahaayeen gudi hoosaadyo ay ka mid ahayd gudida wadada cad dhismaheeda gudidaa […]

Continue reading …
Dhamaan Dadweynaha Ku Dhaqan Dalka Ingiriiska(London) Oo Qado Iyo Casho Sharaf Ku Maamuusay  Ex Wasiir Cukuse

Dadweynaha ku nool cariga Ingriiska ayaa Qado Iyo Casho sharaf ugu samaynaya maalinta Sabtida taasi oo ay ujeedadeedu tahay isagoo wasiirku wadanka ingriiska ku sugnaa mudo una joogay waxbarasho ayaa waxa la soo gaadhay xiligii waxbarashada qaybteedii hore soo gunaanaday una sii jeeda wadankii taasi oo ay dadwaynaha qurbajooga ahi halkaasi muujinayaan jacaylka loo qabo, […]

Continue reading …
” Airport-ka Hotel Ku Yaala Waanu Isku Haysanaa Ninkii Lahaa Waa Ii Abti Ah……..” Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi

Hargeisa(Gaaroodi-News) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu maanta ka Hadley isla markaana uu sharaxay  sababta uu u joojiyey dhismaha Hotel laga dhisaayey madaarka Hargeysa               Halkan hoose ka Daawo:- 

Continue reading …
Madaxa Kormeerka Wasaarada Hawlaha Guud Oo Joojiyay Shaqo Kasocotay Buur Danguud Ah Oo Ay Dad Danyar Ahi Kashaqaysan jireen Oo Ayla Wareegeen Dad Gaar Ahi + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Wasaarada hawlaha Guud iyo gaadiidka Somaliland Ayaa Maanta hawlgal ayka fulinayso Magaalada Hargeisa ayaa waxay joojisay Buuro iyo Dhul Danguud ahaa Oo ay Dad Reer Somaliland Ahi Dhagaxa Kajabin jireen si ay uga helaan nolol maalmeedkodda Oo Maalmihii Ugu danbeeyey Ay Shirkado kale lawareegeen Dadkiina Kajoojiyen Madaxa kormeerka Danta Guud Ee Wasaarada hawlaha guud […]

Continue reading …
Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuuriyadda Somaliland Oo ka Qayb-galay Barnaamijka Nafaqadda Hooyadda iyo Dhalaanka oo maanta lagu qabtay Hargeysa

Hargeisa(Gaaroodi-News) Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mundane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta furay barnaamijka nafaqadda hooyadda iyo dhalaanka oo ay qayb ka noqonayaan ururdda aan dawliga ahayn ee Somaliland. Barnaamijkan oo hoos yimaadda xafiiska Madaxweyneku-xigeenka Somaliland ayaa waxa warbixin ka bixiyay madaxa barnaamijkaasi u qaabilsan xafiiska Madaxweyne ku-xigeenka Dr. Sakariye waxaana kamid ahaa hadaladiisii “Barnaamijkani waxa […]

Continue reading …
”Haddii La Waayo Dal La Wada Leeyahay,Waxa Iman Doonta….”. Jiif Caaqil Rashiid Jaambiir Oo Luuqad Adag Ku Hadlay

Hargeisa(Gaaroodi-News) Caaqil Rashiid jaambiir oo ka mid ah madax dhaqameedka reer somaliland oo ka warbixiyay xaalada guud ee dalka iyo is af garan waaga ka dhex taagan Xisbiyada iyo xukuumada muuse biixi               Halkan hoose ka Daawo:-

Continue reading …
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Hadhimo-sharafeed Ku Maamuusay qaar ka mida Salaadiinta, Cuqaasha, Haldoorka Iyo Waxgaradka Somaliland + Sawiro

Hargeisa(Gaaroodi-News) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, oo uu wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa hadhimo-sharafeed ku maamuusay salaadiinta, Cuqaasha, waxgaradka, haldoorka iyo siyaasiyiinta qaar ka mida Somaliland. Madasha hadhimada ah oo maanta lagu qabtay xarunta qasriga madaxtooyada, isla markaana ay ujeeddadeedu daaranayd sidii madaxweynaha iyo qoorweynta beeshani isku xog-waraysanayeen […]

Continue reading …
Musharax Siciid Cudhay Oo Ka Mida Musharixiinta u Taagan Golaha Deegaanka Ee Caasimada Hargaysa Oo Hanbalyeeyay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Mowqifka Adag Ee Uu Iskataagay Inay Doorashadu Dhaafin 2019.

Musharax Siciid Cabdisamad(Siciid Cudhay) oo ka ka mida musharixiinta u taagan foorashada golaha deegaanka caasimada Hargaysa ayaa hanbalyo u diray Gudoomiyaha Xisbiga Ucid kuna hanbalyeeyay sida ay iga go’antahay inuu dalkani Somaliland ka dhacdo doorasho 2019 taasi oo in doorasho dhacdaa dalka u hor seedi karto horumar balaadhan waxaa uu xisbiyada kale iyo gudoomiyayaasha ugu […]

Continue reading …
Daawo: Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargaysa Oo Dadwaynaha Uu Biyo L”aanta Kudilay Ugu daray inuu Uhanjabo Booyadihii Udhaminayay Dadka Haraadan

Hargeysa(Gaarodinews);Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargaysa Oo Dadwaynaha Uu Biyo L”aanta Kudilay Ugu daray inuu Uhanjabo Booyadihii Udhaminayay Dadka Haraadan HOOS KADAAWO FAAHFAAHINTA WARKAAS

Continue reading …
Page 3 of 512345