Home » Archives by category » Arimaha Bulshada (Page 5)
ERDOGAN OO KA DALBADEY CAALAMKA INAY TALAABO KA QAADAAN HOGAAMIYAHA MUCAARIDKA

GRDI Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku baaqay in tallaabo degdeg ah ay beesha caalamka ka qaado wadaadka la musaafuriyay Fethullah Gulen. Erdogan oo ka hadlayay Golaha Guud ee QM ayaa carabka ku adkeeyay in tallaabooyinka lagama maarmaanka ah” u baahan tahay in laga qaado wadaadka ku salaysan Mareykanka Mr Gulen oo lagu eedeeyay […]

Continue reading …
BOOLISKA MAREYKANKA OO WAREEJIYEY MEYDKA WIIL SOMALI AH OO DAD KU DHAAWACAY DALKAASI

GRDI Booliska Mareykanka oo tan iyo Sabtidii gacanta ku haayay meydka Wiil Dhalinyaro Somali ah oo Sabtidii la soo dhaafay tooreey ku dhaawacay 11 ruux, ayaa ku wareejiyay ehelada Marxuumka Meydka. Sida uu sheegay Cabdi Waxiid Sh.Osmaan Qalinle oo ah Qareenka u doodaya Qoyska Wiilka laga dilay, Booliska waxa ay wareejiyeen meydka Marxuumka, iyaga oo […]

Continue reading …
Mudaharaad xoogan oo gilgilay daafaha Somaliland

waxaa Wadooyinka waaweyn ee Magaalada Hargeysa isku soo baxay qaar ka mida shacab magaalada Hargeysa oo taageersan Qaraarkii Madaxwayne Siilaanyo ku kala qaaday Doorashooyinka wakiilada iyo Madaxtooyada. Shacabka Mudaharaadayay Ayaa ku dhawaaqayay ereyo ay ku taageerayaan Go’aankii madaxwaynaha Somaliland iyagoo beesha caalamkana u gudbinayay in madaxwayne Siilaanyo qaatay Go’aan wanaagsan. Shacabka Mudaharaadayay oo u badnaa […]

Continue reading …
AMB.CAWIL OO MUCAARIDKA  UGU BAAQAY INAY TAAGEERAAN GO’AANKA MADAXWEYNAHA

Xuseen Cali Ducaale (Cawil), ayaa Madaxweyne mucaaradka ugu baaqay inay aqbalaan go’aanka uu Madaxweyne Siilaanyo ku kala qaaday labada doorasho, maadaama oo buu yidhi ay hore u balan qaadeen inay aqbali doonaan go’aanka uu soo saari doono Madaxweynuhu. Danjire Cawil, oo xalay u waramay wargeyska Geeska Afrika, wuxuu kaloo sheegay in qaddiyadda saami qaybsigu tahay […]

Continue reading …
MUUSE BIIXI OO KA HADLAY DACWADA XISBIGA WADANI U GUDBIYEY MAXKAMADA SARRE
Continue reading …
Midowga Yurub oo ka hadlay kala qaadista doorashooyinka Somaliland

Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya Danjire Michelle Cervone d’Urso, ayaa sheegay in go’aanka uu Madaxweyne Siilaanyo dib ugu dhigay doorashadii golaha wakiilada, uu wiiqayo kalsoonidii beesha caalamka. Danjire Michelle, oo isagoo magaalada Nayrobi ee dalka Kenya jooga xalay u waramay Wargeyska Geeska Afrika, wuxuu sheegay in la joogo wakhtigii shacabka Somaliland la […]

Continue reading …
QARAX XOOGAN OO GOOR DHAWEYD KA DHACAY MUQDISHO

Waxaa goordhaw qarax gaadhi lagu soo xidhay uu ka dhacay agagaarka Isgooska Jubba ee magaalada Muqdisho, waxaana qaraxan lasoo sheegayaa in ay ka dhasheen qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac. breaking news Goob joogayaal ayaa ku waramay in qaraxa gaadhiga uu dhacay xili uu taagnaa goob uu shidaal k qaadanayay, waxaana gaadhiga qaraxa uu haleelay […]

Continue reading …
XASSAN SHEEKH OO KA HADLAY WAREEJINTA DEKEDA BERBERA

Madaxweynaha dalka Somaliya Muddane Xassan Sheekh Maxamuud Ayaa Waxaa Uu Markii Ugu Horeysay  Uu Ka Hadley  heshiiska ay xukuumada Somaliland la soo gashey shirkada DP World ee maamuli doonta dekada Berbera . Madaxweynaha oo wareysi siinaayey telefishanka Bulsho Tv waxaa uu sheegay in heshiiskaas aanay waxba kala socon isla markaana uu yahay mid sharciga baal […]

Continue reading …
BOOLISKA TOGDHEER OO GACANTA KU SOO DHIGAY DABLEY DIL KA GEYSTAY HAWDKA BURCO

Badhasaabka gobolka Togdheer, Maxamed Ibraahim Qabo, ayaa caddeeyay in la soo qabtay  afar nin oo  habeen hore dil ka geystay   meesha la yidhaahdo Gondor-ka  oo qiyaastii  8KM  oo  dhinaca koonfureed  ah kaga beegan magaaladda Burco.Nimankaasi  oo kadib markii ay dilka gaysteen   u baxsaday   degaanka buuralayda ah  ee Sil-siladda Gollis, halkaasi  oo ay ku dhuumanayeen ayaa […]

Continue reading …
XUKUUMADA OO JAWAAB KA BIXISAY HADALKII BEESHA CAALAMKA

Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa markii u horeysay jawaab waafi ah ka bixisay baaqii ka soo yeedhay beesha caalamka ee Somaliland kala shaqeeya doorashooyinka, kuwaasi oo ku baaqay in la is raaciyo doorashooyinka Madaxtooyadda iyo wakiiladda ee uu madaxweynaha JSL kala qaaday markii uu ku qancay inaanay suurto-gal ahayn in la qabto doorashadda wakiiladda. Xukuumadda Somaliland […]

Continue reading …
Page 5 of 512345