telesom
Home » Archives by category » Dunida Ciyaaraha
Xulka Gobolka Togdheer Oo Laga Mamnuucay Ciyaaraha Gobollada Somaliland Muddo 4 Sanadood Ah +  Sababta

Xulka Gobolka Togdheer Oo Laga Mamnuucay Ciyaaraha Gobollada Somaliland Muddo 4 Sanadood Ah + Sababta

Hargeisa(Gaaroodinews) Xulka Gobolka Togdheer Ayaa Laga Mumnuucay Ciyaaraha gobollada Somaliland muddo 4 Sannadood Ah Sida Kucad Warqad Qaraar Ah Oo Kasoo Baxday Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland Goaankan Xulka Gobolka Togdheer Lagu Anshax Mariyay Ayaa Waxaa Kusaxeexan Gudida Dacwadaha Ciyaaraha Iyo Anshaxa Gobolada Jamhuuriyada Somaliland Xulka Gobolka Togdheer Ayaa Waxaa Lagusoo Eedeeyay Taariikhdu Markay Ahayd […]

Musharax Siciid Cudhay Oo Agab Isboorti Ugu Deeqay  Xulka Gobolka Maroodijeex + Sawiro

Hargeisa(Gaaroodinews)  Musharax Siciid Cabdisamed Ahmed (Siciid Cudhay ) Oo Kamid Ah Musharaxiinta Doorashada Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa Uga Sharaxan Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Ucid Ayaa Xulka Kubada Cagta Ee Gobolka Maroodijeex Ugu Deeqay Agab Isboorti Musharax Siciid Cudhay Ayaa Noqday Musharaxii Ugu Horeeyey Ee Agab Isboorti Ku Garab Istaagay Xulka Kubada Cagta Ee Gobolka Maroodijeex […]

Continue reading …
“Xirfadyahan ahaan waa mid ka mid maalmihii iigu fiicnaa” Zidane

Waa horyaalkii labaad ee Laliga ee uu qaado Zidane Zinedine Zidane ayaa sheegay in ku guuleysiga horyaalkii ugu horreeyay ‘La Liga’ ee uu la qaaday Real Madrid muddo seddex sano ah, uu uga farxad badan yahay ku guulaysiga Horyaalka Yurub ee Champions League. Real ayaa ku guuleysatay horyaakani iyada oo ciyaar u harsan tahay kaddib […]

Continue reading …
Halkan Ka Daawo Qaabkii Loogu Guuleystay In Xoolaha S.Land Xayiraada Looga Qaado

Halkan Ka Daawo Qaabkii Loogu Guuleystay In Xoolaha S.Land Xayiraada Looga Qaado

Continue reading …
” Airport-ka Hotel Ku Yaala Waanu Isku Haysanaa Ninkii Lahaa Waa Ii Abti Ah……..” Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi

Hargeisa(Gaaroodi-News) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu maanta ka Hadley isla markaana uu sharaxay  sababta uu u joojiyey dhismaha Hotel laga dhisaayey madaarka Hargeysa               Halkan hoose ka Daawo:- 

Continue reading …
Dhacdo Ugub Ah: Tiradii Ugu Badneed Ee Hal Mar Dhulkoodii Xoog looga Qaaday Oo Muuse Biixi Baaq U Diray & Arimo Yaab Leh Oo Daboolka Laga Qaaday

“Madaxweyne Arrintani Waxay na Xasuusinaysaa ficilladii ay Ku Kici Jirtay Dawladdii Hore Ee Soomaaliya Ee Laga Xoreeyay Dalka, Waxaanan u Aragnaa Caddaalad-darro Tii Ugu Waynayd Ee Ku Dhacda Muwaaddiniin Reer Somaliland ah” Cabashada Muwaadiniintan, Soddon Muwaaddin oo reer Somaliland ah, ayaa cabasho ka muujiyey Dhul ay lahaayeen oo ay sheegeen inay dawladdu si badheedh ah […]

Continue reading …
Wararkii Nabil Fekir La Xiriirinayay Liverpool Oo Soo Laabtay & Xiddiga Oo Laga Reebay Liiska Kooxdiisa Ee Todobaadkan

Inkasta oo uu suuqa january kaliya furan yahay muddo 4 maalmood ah hadana waxa durba soo laabtay wararkii xiddiga Nabil Fekir la xiriirinayay kooxda Liverpool. Nabil Fekir ayaa laga reebay kooxda lyon ee todobaadkan ciyaari doonta koobka France. Xiddiga reer France ayaa si weyn loola xiriirinayay kooxda Liverpool xagaagii laakiin heshiiska ayaa bur-buray ka hor […]

Continue reading …
10-ka Xiddig Ee Ugu Qiimaha Badan Oo La Soo Saaray, Neymar Oo Hogaaminaya & Cristiano Ronaldo Oo Laga Waayay 10-ka Ugu Horeeya

KPMG ayaa daraasad ay samaysay ku soo saartay xiddigaha ugu qiimaha badana sanadkii 2018 ee la soo dhaafay. Xiddiga Liverpool ee Mohamed salah ayaa noqday xiddiga ugu qiimaha badan Premier league isaga oo ka dambeeya xiddigaha Neymar, Mbappe iyo Messi. Mohamed salah ayuu qiimihiisu gaadhay lacag dhan 168 milyan euro isaga oo ku dhawaad 55 […]

Continue reading …
Jose Mourinho Oo Durba Helay Dalab Uu Ugu Soo Laaban Doono Shaqada Tababaranimo, Kooxdee Ayaa Doonaysa?

Tababarihii hore ee Man United Jose Mourinho ayaa durba helay dalabkii ugu horeeyay ee uu ugu soo laaban lahaa shaqada tababaranimo todobaadyo kadib markii laga caydhiyay shaqada Man United. Jose Mourinho ayaa dalab uu shaqada ugu soo laabanayo ka helay kooxda reer Portugal ee Benfica kadib markii ay shaqada ka caydhiyeen tababare Rui Vitoria. Sida […]

Continue reading …
Diego Godín Oo Ogolaaday In Uu Ku Biiro Inter Milan, Imisa Sano Ayuu U Saxiixayaa?

Wararka ayaa sheegaya in ay kooxda Inter Milan heshiis la gaadhay daafaca kooxda Atletico Madrid ee Diego Godín sida ay sheegayaan wararku. Saxafiga reer Italy ee Gianluca Di Marzio una shaqeeya Sky Sport Italia ayaa sheegaya in uu Godin u saxiixi doono Inter Milan heshiis 2 sano ah iyo hal sano oo dookh ah. Heshiiska […]

Continue reading …
Page 1 of 512345