Home » Archives by category » Dunida Ciyaaraha (Page 2)
Muxuu Pep Guardiola Ka Yiri Guushii Ay Ka Gaareen Liverpool & Iney Kusoo Dhawaadeen Hogaanka Horyaalka?

Tababare Pep Guardiola ayaa kooxdiisa guul gaarsiiyay kulankii dhimashada iyo nolosha ahaa ee ay xalay la qaateen Liverpool, wuxuuna ku baaqay in kulan walba oo kaga haray horyaalka uu u yahay sida kama dambeys (Final). Citizens oo ah kooxda difaacaneysa horyaalka ayaa 2-1 ku dubatay Liverpool, marka laga tago iney soo afjartay rikoorkii guuldaro la’aanta […]

Continue reading …
Wargeyska Corriere della Sera Oo Real Madrid Ku Abuuray Rajo Ku Saabsan Mauro Icardi – Muxuu Baahiyay?

Wargeyska Corriere della Sera ayaa rajo fiican galiyay Real Madrid maadaama ay raacdo ugu jirtay helitaanka xiddiga reer Argentina Mauro Icardi kadib markii uu baahiyay in xaaskiisa ahna wakiilkiisa ay ka dalbatay kooxda Inter Milan mushaar aad uga badan midka uu hadda ka qaato garoonka San Siro. Kabtanka reer Argentina waxaa heshiiskiis alagu jabin karaa lacag […]

Continue reading …
Miyuu Tababare Ole Gunnar Solskjaer Waydiistay Maamulka Manchester United Inay Xilka Tababarenimo Ee Kooxda Si Rasmi Ah Gacanta Ugu Geliyaan? Isaga Ayaa Jawaab Cad Ka Bixiyay

Tababaraha sida kumeel gaadhka ah u haya xilka tababarenimo ee kooxda Manchester United ee Ole Gunnar Solskjaer ayaa ka hadlay wax ku saabsan wararka sheegaya inuu wadahadalo la galay maamulka sarre ee kooxdiisa isaga oo weydiisanaya inay si rasmi ah uga dhigaan macalinka kooxda. Tababaraha ree Norway ahna weeraryahankii hore ee kooxda ayaa soo guuleystay […]

Continue reading …
Wargeyska L’Equipe Oo Soo Xushay Shaxdiisa Sanadkii 2018, Sergio Ramos & Mohamed Salah Oo Iska Dhex Waayay Iyo Hadii Ay Kusoo Baxeen Cristiano Ronaldo Iyo Lionel Messi.

Inkasta oo sanadkii tagay ee 2018 uu noqon doono mid inta badan lagu xasuusto fashilkoodii Final-ka Champions League haddana waxa ay soo qabteen shaqo cajiib ah iyaga oo usoo baxay tartanka Champions League ee xilli ciyaareedkan isla markaana horumar weyn soo sameeyay. Soo iibashadii Alisson Becker ayaa ka dhigaysa kuwo haysta goolhaye heer caalami ah […]

Continue reading …
Sheekadii Aaron Ramsey Ee Suuqa Kala Iibsiga Oo U Muuqata Mid Soo Dhammaatay Xilli Xiddiga Ree Wales Uu Haatanba Heshiis Hordhac Ah Qalinka Ugu Duugay Koox Ree Yurub Ah.

Xiddiga kooxda Arsenal ee Aaron Ramsey ayaa u muuqda mid haatanba meeleeyay mustaqbalkiisa dhaw ee kubadda cagta waxaana ay wararkii ugu dambeeyay daaha ka qaadayaan inuu haatanba heshiis hordhac ay qalinka ugu duugay kooxda Juventus. Kaddib bilo ay warar xan ahi kusoo xeernaayen mustaqbalkiisa iyo kooxdiisa xigta ee uu uga bixi doono Arsenal, Waxa lagu […]

Continue reading …
Maamulka Premier League Oo Ku Dhawaaqay Liiska Shan Murashax Oo Ku Tartami Doona Tababarihii Horyaalka Ee Bishii December.

Maamulka horyaalka Premier League ayaa dhawaan si rasmi ah u shaaciyay liiska shan macalin oo ku tartami doona tababarihii ugu fiicnaa horyaalka ee bishii tagtay ee December. Nuno Espirito Santo, Manuel Pellegrini, Mauricio Pochettino, Maurizio Sarri iyo Jurgen Klopp oo dhamaantood kusoo raaxaystay kulamadii ay kooxahooda hoggaamiyeen bishii December ayaa ah shanta macalin ee liiskan […]

Continue reading …
Maamulka Premier League Oo Ku Dhawaaqay Liiska Toddoba Murashax Oo Ku Tartami Doona Xiddigii Bishii December Ee Horyaalka

Maamulka horyaalka Premier League ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay liis ka kooban toddoba xiddig oo ku tartami doona xiddigii ugu fiicnaa horyaalka ee bishii tagtay ee December. Liiskan ayaa ah mid ay iska dhex waayeen xiddigo badan oo qaab wacan usoo ciyaaray bishaas waxaana ka mid ah Paul Pogba oo afar gool iyo laba […]

Continue reading …
Saddexdii Arrimood Ee Manchester City U Sahlay Inay Garaacdo Liverpool Iyo Xogta Caawisay Pep Guardiola

Manchester City waxay ku guuleysatay inay dib u furto tartanka Premier League oo u muuqan lahaa mid u xidhmay Liverpool haddii khasaare ay kala kulmi lahayd ciyaartii Khamiistii ay garoonka Etihad ku garaacday 2-1. Kooxda Tababare Guardiola ayaa noqotay naadigii ugu horreeyey ee xili ciyaareedkan guul-darro dhadhansiiya Liverpool oo 20 kulan oo hore ay usoo […]

Continue reading …
Halyeygii Reer Argentina Ee Diego Maradona Oo Cusbitaal La Dhigay Kaddib Dhiig Gudaha Kaga Furmay

Halyeygii reer Argentina ee Diego Maradona ayaa xaaladdiisa caafimaad kasoo raynaysaa, isla markaana laga saaray cusbitaal la dhigay kaddib markii uu dhiig kaga furmay caloosha. Maradona oo ay da’diisu tahay 58 jir ayaa dhakhaatiirta waddankiisa Argentina ay ka daweeyeen dhibaato dhinaca caloosha ah, sida ay xaqiijisay inanta uu dhalayy ee Dalma, waxaana ugu dambayn loo ogolaaday […]

Continue reading …
Daafaca Ree France Ee Samuel Umtiti Oo Kusoo Laabtay Magaalada Barcelona & Haddii Uu Wax Fursad Ah U Haysto Inuu Tababarka Kala Qayb Galo Xiddigaha Kooxdiisa.

Daafaca kooxda Barcelona iyo xulka qaranka France ee Samuel Umtiti ayaa kusoo laabtay magaalada Barcelona kaddib markii uu toddobaadyo dhawr ah kusoo qaatay magaalada Doha ee dalka Qatar. Umtiti ayaa wakhti kusoo qaatay Doha halkaas oo uu kula tacaalayay isla markaana ay daaweyni ugu socotay si looga caawiyo kasoo kabashada dhaawaca jilibka uu ka qabo […]

Continue reading …
Page 2 of 41234