Home » Archives by category » Dunida Ciyaaraha (Page 3)
LIBAAXYADA LIVERPOOL OO CABSI LOOGA QABO INAY DUSHA KA MARAAN KOOXAHA IYO RIKOODH CUSUB

Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa xalay guul wayn ka gaartay Hull City oo ay kulan ka tirsan horyaalka Premier League ku soo dhowaysay garoonka Anfield, kuwaasoo kaarka cas laga qaatay qeybta hore. Goolka qura waxaa Hull City u dhaliyey 51’daqiiqo Meyler, halka Liverpool ay shanta gool ka kala heshay  17’daqiiqo Lallana, Milner oo labo gool […]

Continue reading …
Yaya Toure iyo Bastian Schweinsteiger oo meel laga wada doonayo

Paris Saint-Germain ayaa lagu wadaa in ay bisha Janaayo saxiixooda u dhaqaaqdo, sidaas waxaalaga soo xiganayaa Daily Star. Labada laacibka ee khadka dhexe waxaa dibad joog ka kala dhigay Manchester City iyo Manchester United waxa ayna xor u yihiin in ay marka suuqa furmo iska tagaan. Kooxda haysata horyaalka Ligue 1 ayaa rabta in ay […]

Continue reading …
Ninka ugu taajirsan qaarada Africa ayaa qorsheynaya inuu afar sano gudahood ku iibsado kooxda Arsenal

  Ninka ugu taajirsan qaarada Africa ayaa qorsheynaya inuu afar sano gudahood ku iibsado kooxda Arsenal. Aliko Dangote oo lacagihiisa lagu sheegay adduun dhan £83.9billion ayaa sanadkii la soo dhaafay daaha ka rogay u jeedooyinkiisa ku aadan inuu iibsado kooxda lagu naaneyso Gunners. Balse wuxuu iminka qorsheynayaa inuu howshaasi soo afjaro 4-ta sano ee soo […]

Continue reading …
goolhaye Goolhaye Diego Alves ayaa rikoodh cusub oo taariikhi ah u dhigay horyaalka La Liga

Goolhaye Diego Alves ayaa rikoodh cusub oo taariikhi ah u dhigay horyaalka La Liga kaddib rigooradii uu bad-baadiyay ciyaartii ay dhawaan 2-1 uga adkaadeen Leganes. Goolhayaha reer Brazil ayaa rigoore ka bad-baadiyay Alexander Szymanowski si uu kooxdiisa uga caawiyo guushii labaad ee horyaalka kal ciyaareedkan kulankoodii labaad tan iyo markii kooxda laga ceyriyay tababare Pako […]

Continue reading …
SERIE A: Inter Milan oo kaalinta saddexaad ee horyaalka kala baxday kooxda Roma, inkastoo ay barbaro kala kulantay Bologna iyo kulamadii kale ee la ciyaaray… + SAWIRRO

Kooxda kubadda cagta Inter Milan ayaa kaalinta saddexaad ee horyaalka Serie A kala baxday Roma, inkastoo barbaro 1-1 ay kala kulantay naadiga Bologna oo marti ahayd. Inter Milan ayaa gool looga naxsaday kaddib markii xiddiga Bologna ee Mattia Destro uu ugu shubay 14’daqiiqo bilowgii ciyaarta, kaddib caawin uu ka helay Simone Verdi, 1-0 ayaana lagu […]

Continue reading …
DHABAR JAB WEYN OO SOO GAADHAY MAN-CITY

Kooxda Man City ayaa kulamo muhiim ah dhaawac ku waayi doonta xiddiga laf dhabarka u ah ee Kevin de Bruyne. Kubbad qaabeeyaha reer Belgium ayaa isagoo dhutinaya laga saaray garoonka kulankii dhawaa ay Man City 3-1 uga adkaatay kooxda Swansea City, waxaana la xaqiijiyay inuu garoomada ka maqnaan doono muddo afar usbuuc ah kaddib tijaabooyin […]

Continue reading …
Madaxtooyada Somaliland oo si adag u cambaareysay hadal ka soo yeedhay Xassan Shiikh

Jamhuuriyadda Somaliland waxay si weyn ula socotaa in Xukuumadda ka talisa Villa Somalia oo uu ugu horreeyo M/weyne Xasan Shiikh Maxamuud ay si toos ah iyo si dadbanba gacanta ugula jiraan arrimo ka dhan ah nabadda, wada jirka, horumarka, dhaqaalaha iyo siyaasadda Qaranka Somaliland. Waxaannu ognahay in ay soo abaabulaan kooxo ay ugu talo-galeen inay […]

Continue reading …
DOODII UGU HOREYSAY LABADA MUSHARAX EE FOOL KA FOOLKA AHAYD OO CAAWA LA SUGAYO

Gaaroodinews.net Wariyaha hagi doona dooda koowaad ee foolka foolka u dhax mari doonta Isniinta soo socota musharaxiinta doorashada madaxtinimada dalka Mareykanka ee Hillary Clinton iyo Donald Trump ayaa soo saaray saddexda mowduuc ee ay doodda xooga saari doonto. Dooda musharaxiinta oo uu su’aalaha qeybin doono wariye Lester Holt oo ah wariyaha daadiyaha barnaamijka Nightly News […]

Continue reading …
ERDOGAN OO KA DALBADEY CAALAMKA INAY TALAABO KA QAADAAN HOGAAMIYAHA MUCAARIDKA

GRDI Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku baaqay in tallaabo degdeg ah ay beesha caalamka ka qaado wadaadka la musaafuriyay Fethullah Gulen. Erdogan oo ka hadlayay Golaha Guud ee QM ayaa carabka ku adkeeyay in tallaabooyinka lagama maarmaanka ah” u baahan tahay in laga qaado wadaadka ku salaysan Mareykanka Mr Gulen oo lagu eedeeyay […]

Continue reading …
BOOLISKA MAREYKANKA OO WAREEJIYEY MEYDKA WIIL SOMALI AH OO DAD KU DHAAWACAY DALKAASI

GRDI Booliska Mareykanka oo tan iyo Sabtidii gacanta ku haayay meydka Wiil Dhalinyaro Somali ah oo Sabtidii la soo dhaafay tooreey ku dhaawacay 11 ruux, ayaa ku wareejiyay ehelada Marxuumka Meydka. Sida uu sheegay Cabdi Waxiid Sh.Osmaan Qalinle oo ah Qareenka u doodaya Qoyska Wiilka laga dilay, Booliska waxa ay wareejiyeen meydka Marxuumka, iyaga oo […]

Continue reading …
Page 3 of 41234