Home » Archives by category » DHACDOOYINKA (Page 3)
DAAWO XOGTA-DAHSOON: Isbarbar Dhiga Dhinacyo Badan ah oo lagu Sameeyey Labada urur Dawladeed ee Jaamacadda Carabta iyo Midowga yurub. +VIDEO

DAAWO XOGTA-DAHSOON: Isbarbar Dhiga Dhinacyo Badan ah oo lagu Sameeyey Labada urur Dawladeed ee Jaamacadda Carabta iyo Midowga yurub.

Continue reading …
Xildhibaano ku baaqey in hooyooyinka shaqada laga saaro

London-Xildhibaano Ingiriis ah ayaa ku baaqay in loo baahan yahay Talaabo degdeg ah si  loo sameeyo sharci mamnuucaya  in hooyooyinka laga eryo shaqada,arrintaasi oo timi  markii ay korodhay in laga eexdo dumarka. Guddiga sinnaanshaha iyo arrimaha haweenka ee Ingiriiska ayaa ku baaqaya in la sameeyo hab sida Jarmalka ah, oo adkeynaya in shaqada laga caydhiyo […]

Continue reading …
60 iskuul iyo 3 jaamacadood oo cabsi daraadeed loo xidhay dalka Canada

Maamulayaasha  Amaanka Kanada ayaa sheegay in maalintii Arbacada ee shalay subax la baneeyay 60 dugsi iyo 3 jaamacadood iyagoo ardaydii iyo shaqaalihii ka yaaceen ka dib markii ay soo gaadhay hanjabaad aan la garanayan meel ay ka timi. Booliiska magaalada Halifax  ayaa sheegay inay baadhitaan ku sameeyeen dekedda Nova Scotia ka dib markii uu soo […]

Continue reading …
Jeel maxaabiista lacag ka qaata

Magaalada dalka Hinidiya ee lagu magacaabo Sandaredy ayaa  xabsig dhexe ee ku yaalla oo gumaystihii dhisay , wakhtigan u sheqeeya si yaab badan.  Jeelkan ayaa dadka u xiisooda in la  xidho ay soo codsadaan inay iska dhigaan maxaabiis.  Maxbuus kasta oo jeelka codsada in lagu xidho waxaa laga qaada 24 saacood lacag dhan 7.5 Doller, […]

Continue reading …
Dawlad ganaaxda qofkii dhaqanka ka taga!!

Barlamaanka dalka Swaziland oo ku yaalla Koonfurta Africa ayaa bishii June ee sanadkii 1996 soo saaray sharci mamnuucaya in dumarka xidhan surwaalku oo aan ahayn dhaqanka dalku leeyahay aanay usoo dhowaan Karin qasriga boqortooyada dalkaasi oo lagu magacaabo Swazi royal palace. Barlamanka ayaa sharcigaasi ku cadeeyay in gabadha soo ag marta qasrigaasi iyadoo xidhan surwaal […]

Continue reading …
Wiil 6 jir ah oo walaalkii ku dilay baastooladii aabihii

Ciidamada Booliska ee Chicago ayaa maxkamada magaaladaasi keenay waalidka laba caruur ah oo is toogtay,kaas oo mid kamid ahi ahaa saddex sanno jir,waxaana aabahan lagu haystaa inuu khatar geliyey nafo, sidoo kalena hubkiisu galaaftay nafta caruur yar yar. Caruurtan oo laba ahaa ayaa mid ahaan la toogtay kadib markii ay ciyaareen ciyaarta loo yaqaano Tuug […]

Continue reading …
Mareykanka oo soo saaray doon ku shaqeynaysa falaadhaha cadceeda

Iyada oo hore loo sameeyey diyaarad ku shaqaysa falaadhaha cad ceeda oo muddo ku wareegaysay adduunka ayaa haddana lagu guulaystay in la sameeyo Doon ku shaqaynaysa falaadhaha cad ceeda oo aan u baahnayn wax shidaal ah. Doontan ayaa dhowaan lasoo saaray,iyada oo la sheegay inay geli doonto dhowaan socdaal lamid ah kii ay gashay diyaaradaasi […]

Continue reading …
Jasiiradaha dunida ugu cajiibsan

Jasiiradda Lake Titicaca, Waa jasiirad gacanta lagu sameeyay oo ku taalla koonfurta Maraykanka. Jasiiradan waxa asaasay qabiilada Yoros sababta ay u sameyeen ayaa ah iyagoo doonayay inay ka fogaadaan qabiilooyinka kale isla markaan ay helaan dhul ay iskood u degaan oo ay ugu noolaadan Dalka Japan gobolka Nagasaki waxa iyana ku taalla Jasiirad lagu magacaabo  […]

Continue reading …
Madaxtooyada Somaliland oo si adag u cambaareysay hadal ka soo yeedhay Xassan Shiikh

Jamhuuriyadda Somaliland waxay si weyn ula socotaa in Xukuumadda ka talisa Villa Somalia oo uu ugu horreeyo M/weyne Xasan Shiikh Maxamuud ay si toos ah iyo si dadbanba gacanta ugula jiraan arrimo ka dhan ah nabadda, wada jirka, horumarka, dhaqaalaha iyo siyaasadda Qaranka Somaliland. Waxaannu ognahay in ay soo abaabulaan kooxo ay ugu talo-galeen inay […]

Continue reading …
DOODII UGU HOREYSAY LABADA MUSHARAX EE FOOL KA FOOLKA AHAYD OO CAAWA LA SUGAYO

Gaaroodinews.net Wariyaha hagi doona dooda koowaad ee foolka foolka u dhax mari doonta Isniinta soo socota musharaxiinta doorashada madaxtinimada dalka Mareykanka ee Hillary Clinton iyo Donald Trump ayaa soo saaray saddexda mowduuc ee ay doodda xooga saari doonto. Dooda musharaxiinta oo uu su’aalaha qeybin doono wariye Lester Holt oo ah wariyaha daadiyaha barnaamijka Nightly News […]

Continue reading …
Page 3 of 41234