Home » Archives by category » DHACDOOYINKA (Page 4)
Jasiiradaha dunida ugu cajiibsan

Jasiiradda Lake Titicaca, Waa jasiirad gacanta lagu sameeyay oo ku taalla koonfurta Maraykanka. Jasiiradan waxa asaasay qabiilada Yoros sababta ay u sameyeen ayaa ah iyagoo doonayay inay ka fogaadaan qabiilooyinka kale isla markaan ay helaan dhul ay iskood u degaan oo ay ugu noolaadan Dalka Japan gobolka Nagasaki waxa iyana ku taalla Jasiirad lagu magacaabo  […]

Continue reading …
Madaxtooyada Somaliland oo si adag u cambaareysay hadal ka soo yeedhay Xassan Shiikh

Jamhuuriyadda Somaliland waxay si weyn ula socotaa in Xukuumadda ka talisa Villa Somalia oo uu ugu horreeyo M/weyne Xasan Shiikh Maxamuud ay si toos ah iyo si dadbanba gacanta ugula jiraan arrimo ka dhan ah nabadda, wada jirka, horumarka, dhaqaalaha iyo siyaasadda Qaranka Somaliland. Waxaannu ognahay in ay soo abaabulaan kooxo ay ugu talo-galeen inay […]

Continue reading …
DOODII UGU HOREYSAY LABADA MUSHARAX EE FOOL KA FOOLKA AHAYD OO CAAWA LA SUGAYO

Gaaroodinews.net Wariyaha hagi doona dooda koowaad ee foolka foolka u dhax mari doonta Isniinta soo socota musharaxiinta doorashada madaxtinimada dalka Mareykanka ee Hillary Clinton iyo Donald Trump ayaa soo saaray saddexda mowduuc ee ay doodda xooga saari doonto. Dooda musharaxiinta oo uu su’aalaha qeybin doono wariye Lester Holt oo ah wariyaha daadiyaha barnaamijka Nightly News […]

Continue reading …
ERDOGAN OO KA DALBADEY CAALAMKA INAY TALAABO KA QAADAAN HOGAAMIYAHA MUCAARIDKA

GRDI Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku baaqay in tallaabo degdeg ah ay beesha caalamka ka qaado wadaadka la musaafuriyay Fethullah Gulen. Erdogan oo ka hadlayay Golaha Guud ee QM ayaa carabka ku adkeeyay in tallaabooyinka lagama maarmaanka ah” u baahan tahay in laga qaado wadaadka ku salaysan Mareykanka Mr Gulen oo lagu eedeeyay […]

Continue reading …
BOOLISKA MAREYKANKA OO WAREEJIYEY MEYDKA WIIL SOMALI AH OO DAD KU DHAAWACAY DALKAASI

GRDI Booliska Mareykanka oo tan iyo Sabtidii gacanta ku haayay meydka Wiil Dhalinyaro Somali ah oo Sabtidii la soo dhaafay tooreey ku dhaawacay 11 ruux, ayaa ku wareejiyay ehelada Marxuumka Meydka. Sida uu sheegay Cabdi Waxiid Sh.Osmaan Qalinle oo ah Qareenka u doodaya Qoyska Wiilka laga dilay, Booliska waxa ay wareejiyeen meydka Marxuumka, iyaga oo […]

Continue reading …
Mudaharaad xoogan oo gilgilay daafaha Somaliland

waxaa Wadooyinka waaweyn ee Magaalada Hargeysa isku soo baxay qaar ka mida shacab magaalada Hargeysa oo taageersan Qaraarkii Madaxwayne Siilaanyo ku kala qaaday Doorashooyinka wakiilada iyo Madaxtooyada. Shacabka Mudaharaadayay Ayaa ku dhawaaqayay ereyo ay ku taageerayaan Go’aankii madaxwaynaha Somaliland iyagoo beesha caalamkana u gudbinayay in madaxwayne Siilaanyo qaatay Go’aan wanaagsan. Shacabka Mudaharaadayay oo u badnaa […]

Continue reading …
AMB.CAWIL OO MUCAARIDKA  UGU BAAQAY INAY TAAGEERAAN GO’AANKA MADAXWEYNAHA

Xuseen Cali Ducaale (Cawil), ayaa Madaxweyne mucaaradka ugu baaqay inay aqbalaan go’aanka uu Madaxweyne Siilaanyo ku kala qaaday labada doorasho, maadaama oo buu yidhi ay hore u balan qaadeen inay aqbali doonaan go’aanka uu soo saari doono Madaxweynuhu. Danjire Cawil, oo xalay u waramay wargeyska Geeska Afrika, wuxuu kaloo sheegay in qaddiyadda saami qaybsigu tahay […]

Continue reading …
MUUSE BIIXI OO KA HADLAY DACWADA XISBIGA WADANI U GUDBIYEY MAXKAMADA SARRE
Continue reading …
Midowga Yurub oo ka hadlay kala qaadista doorashooyinka Somaliland

Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya Danjire Michelle Cervone d’Urso, ayaa sheegay in go’aanka uu Madaxweyne Siilaanyo dib ugu dhigay doorashadii golaha wakiilada, uu wiiqayo kalsoonidii beesha caalamka. Danjire Michelle, oo isagoo magaalada Nayrobi ee dalka Kenya jooga xalay u waramay Wargeyska Geeska Afrika, wuxuu sheegay in la joogo wakhtigii shacabka Somaliland la […]

Continue reading …
QARAX XOOGAN OO GOOR DHAWEYD KA DHACAY MUQDISHO

Waxaa goordhaw qarax gaadhi lagu soo xidhay uu ka dhacay agagaarka Isgooska Jubba ee magaalada Muqdisho, waxaana qaraxan lasoo sheegayaa in ay ka dhasheen qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac. breaking news Goob joogayaal ayaa ku waramay in qaraxa gaadhiga uu dhacay xili uu taagnaa goob uu shidaal k qaadanayay, waxaana gaadhiga qaraxa uu haleelay […]

Continue reading …
Page 4 of 512345