Shirkii 7aad ee Golaha Dhexe ee Xisbiga Mucaaridka UCID Oo Burco Ka Furmay Iyo Khudbadii Dhinacyo Badan Taabanaysa Oo Eng.Faysal Cali Waraabeka Jeediyey Furitaanka Shirkaasi “Arinta Caare Waa Gantaal Badhida Inaga Yaala hadii aynu Reer Somaliland nahay,, hadii Maanta uu Caare yidhi Waar Hubkaygii iyo Anigaba I Hooya, Maaha Inay Dadka Qaar Yidhaahdaan Waa Dambiile […]
#War_Muhiima Siyaasi Mahdi Cismaan Buuri oo Shacabka Somaliland u sharaxay Qiimaha Nabadgelyadu Leedahay Iyo Dhibaatada Qabyaalada Ku Duugan Wasiir Ku xigeenkii hore ee Wasaaradda horumarinta Khayraadka Biyaha Somaliland Md Mahdi Cismaan (Buuri) ‘ ayaa khudbad Waayeelnimo iyo Waddaniyadi Ku duugantahay talooyin dhaxal gala Ugu jeediyey Shacabka Reer Somaliland waxaanu si gaara u dul istaagay midnimada […]
Continue reading …Faddeexad Weyn Oo Ka Taagan Shirkaddaha Qashin Ururinta Ee C.Hargeysa Oo Dib Xaafaddaha Ugu Dhex Daadiya + Shacab Qaylo Dhaan Diray Gaadiidka ay Shirkadaha Qashinka ee Degmooyinka Xaafadaha kala duwan ee Caasimadda Hargeysa Ku dhaqan xashiishka Guryaha shacabku ku noolyihiin kaga qaadaan kagana ururiyaan iyaga oo lacago dadka qashinkaasi ay ka qaadayaan ka qaata ‘ayaa waxay ku […]
Continue reading …Halkan Ka Daawo
Continue reading …Siyaasiga Cabdilaahi Cabdi Cumar (Cabdilaahi Jawaan) oo ka mida siyaasiyiinta waa wayn ee Reer Somaliland xilal badan oo wasiirnimo iyo guddoomiyaha Guddida doorashooyinka Qaranka Somaliland uga soo qabtay ayaa talooyin muhiima u diray madaxweynaha Somaliland. MD Muuse Biixi Cabdi Talooyinkan oo Cabdilaahi Ku dooday inay xal u noqon karaan mushkiladah dalka wakhtigan ka taagan hadii Madaxweynuhu […]
Continue reading …Dib U Milicsiga: Weedhihii Cunfiga Iyo Hanjabaada Ahaa Ee Maxamed Kaahin Daahir Rayaale Kula Hadli Jiray Wakhtigii Kulmiye Mucaaridka Ahaa Halkan Hoose Ka Daawo
Continue reading …“Anigu Muuse Biixi (Madaxweynaha Somaliland) Waxaan u aqaana #RAJo_Ood‘ Gacantii aan Ku Doortayna Waata Igu Taale Iyadii ayuumbaan Ku #RIDAYAA marka Doorashada dambe LA gaadhi” Halkan Hoose Ka Daawo
Continue reading …Siyaasiga Caanka Ee Cabdilaahi Geel-Jire oo ka mid ahaa Kaadiriintii Xisbiga Kulmiye ee Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi soo garab istaagay doorashadii Madaxtooyadda ee 2017-kii Somaliland ka qabsoontay balse markii dambe Xisbigaasi laga Caydhiyey isaga iyo rag kale oo aragtidooda siyaasaddeed ku saluugay Xisbigoodii iyo hogaamiyihii ay soo saareen ee Madaxweynaha maanta mudane Muuse Biixi […]
Continue reading …Shirkii 7aad ee Golaha Dhexe ee Xisbiga Mucaaridka UCID Oo Burco Ka Furmay Iyo Khudbadii Dhinacyo Badan Taabanaysa Oo Eng.Faysal Cali Waraabeka Jeediyey Furitaanka Shirkaasi “Arinta Caare Waa Gantaal Badhida Inaga Yaala hadii aynu Reer Somaliland nahay,, hadii Maanta uu Caare yidhi Waar Hubkaygii iyo Anigaba I Hooya, Maaha Inay Dadka Qaar Yidhaahdaan Waa Dambiile […]
Continue reading …