telesom
Home » Archives by category » Maqaalada (Page 2)
” 101 Waa Numberkayga Degmo Doorasho Ee 31 May 2021 Hargaysa iyo Nawaaxigeeda Fadlan Ii Codee Si Aan Unoqdo Xubinta Kugu Matali Doonta Golaha Deegaanka Hargaysa ” Musharax Siciid Cudhay

Hargeisa(Gaaroodinews) Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland Ayaa U Asteeyay In Lambarka 101 Uu Noqdo Lanbarka Loogu Codayn Doonto Isla Markaana Astaanta U Ah Musharax Siciid Cabdisamed Ahmed (Siciid Cudhay)  Musharax Siciid Cudhay Ayaa Kamid Ah Musharaxiinta Ugu Cadcad Murashaxiinta Usharaxan Doorashada Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa Isla Markaana Sida Loo Badinaayo Leh Aqlabiyada Taageerada Shacbiyada Caasimada Hargeisa […]

Continue reading …
” Nidaamkeena Dhaqaale Iyo Dhaawaca Wadaniyadda ” Qalinkii Ahmed Nuur Guruuje

” Nidaamkeena dhaqaale iyo Dhaawaca wadaniyadda ”Qalinkii Ahmed Nuur Guruuje Hargeisa(Gaaroodinews) Musharax Garyaqaan Ahmed Nuur Guruuje Oo Kamid Ah Murashaxiinta Usharaxan Doorashada Golaha Wakiilada Gobolka Maroodijeex Ayaa Maqaal Ama Fikir Uu Soo Dhigay Barta Uu Kuleeyahay Facebook Ee Uu Bulshada Kala Xidhiidho Waxaa Uu ku Cabiray Isla Markaana Tafaasiil Uu kaga Bixiyay Nidaamka Ganacsi Ee […]

Continue reading …

TACSI

No Comment
TACSI

Hargeisa(Gaaroodinews) Dhamaan Dhalinyarada Beesha Cabdi Ciise Waxaa Ay Tacsi Tiiraanyo Leh Udirayaan Qoyskii Iyo Qaraabadii Iyo Shacabka Somalilandba Ee Uu Kabaxay Marxuum Siciid Suldaan Cabdi Qaadir Suldaan Cabdilaahi Oo Kugeeriyooday Magaalada Hargeisa Waxaanay  Ilaahay Uga Baryayaan Inuu Naxariistii Janno Ka Waraabiyo Marxuumka Qabrigana Uwaasiciyo Sidoo kale Bahda Shabakada Wararka Gaaroodinews Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh Udirayaan […]

Continue reading …
Xoghayaha Golaha Wakiillada Oo Sharaxay Qodobada Lagu Majeerto Xisbiga Kulmiye Ee Uu Kaga Duwanyahay Xisbiyada Kale Ee Dalka

Xoghayaha Golaha Wakiillada Oo Sharaxay Qodobada lagu Majeerto Xisbiga Kulmiye Ee Uu Kaga Duwanyahay Xisbiyada Kale Ee Dalka Berbera(Gaaroodinews) Xoghayaha Guud Ee Golaha wakiillada Somaliland Md Cabdirisaaq Siciid Ayaanle Ayaa Xisbiga Talada Dalka Haya Ee KULMIYE  Ku Ammaanay In Uu Leeyahay Isla Markaana Xisbiyada Kale Dheeryahay Talo Wadaaga Guud Isu Tanaasul Dhexdiisa Ah Wakhtiyada Ay […]

Continue reading …
BUSHAARO :- Madarisada XAAFIDZAN Online Oo Soo Kordhisay Qaybo Waxbarasho Oo Online Ah

Hargeisa(Gaaroodinews) Bushaaro Bushaaro Bushaaro Madarisada XAAFIDZAN ONLINE Waxay Ogaysiinaysaa Dadwaynaha Reer Somaliland Iyo Dhamaan Dadwaynaha Soomaaliyeed Ee Kunool Daafaha Caalamka Inay Kuu Diyaarisay Madarisadu Qayb Online Ah Oo Aad Waxku Baran Karto Adiga Oo Jooga Gurigaaga Ama Goobaha Shaqoba Hadaba Qaybaha XAAFIDZAN ONLINE Ay Kuu Diyaarisay Ee Aad Qaab Online Ah Aad Kubaran Kartaan Waxaa […]

Continue reading …
Hambalyo Iyo Taageero Ku Socota Aqoonyahan Ibraahin Aadan Aw-Qoobey Oo U Sharaxan Golaha Wakiilada Gobolka Maroodi-jeex

Hargeisa(Gaaroodinews) Hambalyo Iyo Taageero Ku Socota Aqoonyahan Ibraahin A Aw-Qoobey Oo U Sharaxan Golaha Wakiilada Gobolka Maroodi-jeex Waxan Halkan Hambalyo mug iyo miisaan culus uga dirayaa Musharax Aqoonyahan Ibraahin Aadan Aw-Qoobey oo u sharaxan Golaha Wakiilada Gobolka Maroodi-jeex. Aqoonyahan Ibraahin Aadan Aw-Qoobey oo kamida Aqoonyahanka dalka dibadiisa ku nool, ayaa waxa uu kamid yahay, dhalinyarada […]

Continue reading …
❤ Hambalyo Meher Wacan Agaasime Maxamed Ahmed  Cabdilaahi ( Shabeel ) Iyo Marwo Saynab Ahmed Muuse ❤

Hargeisa(Gaaroodinews) Bahda Shabakada Wararka Gaaroodinews Iyo Dhamaan Akhristayaasha Kuxidhan Oo Kala Ah :-  1. Cabdirisaaq Yuusuf Maxamuud 2. Ahmed Yuusuf (Ah.Quule) 3. Xasan Maxamed Yuusuf 4.Xuseen Cabdilaahi Deeqsi 5. Ridwaan Caydiid Akiid 6.Mawliid Xuseen Caydiid 7.Cabdiwali Yuusuf Maxamuud 8. Maxamed Ibraahim Dhimbiil 9. Khalid Ahmed Cali 10. Ahmed Saxardiid 11. Cabdicasiis Caydiid Yamani 12. Suldaan […]

Continue reading …

TACSI

No Comment
TACSI

Hargeisa(Gaaroodinews) Tacsi Tiiraanyo Leh Dhamaan Bahda Gaaroodinews Iyo Dhamaan Akhristayaasha Kuxidhan Shabakadan Oo Kala Ah :- 1. Cabdiwali Yousuf Maxamuud 2. Cabdifataax Cismaan Cigaal 3.Fahmi Muxumed Jaamac 3.Cabdi Cali Dayr 4.Cismaan Cumar Dool 5. Cabdale Ismail Cumar 6. Xamse Baashe Ahmed 7. Shaafici Maxamuud Cige 8.Cabdiraxmaan Cali Maxamed 9.Jacfar Cabdiraxmaan Jaamac 10.Kayse Maxamed Jaamac 11.Guuleed […]

Continue reading …
Musharax Siciid Cudhay Oo Agab Isboorti Ugu Deeqay  Xulka Gobolka Maroodijeex + Sawiro

Hargeisa(Gaaroodinews)  Musharax Siciid Cabdisamed Ahmed (Siciid Cudhay ) Oo Kamid Ah Musharaxiinta Doorashada Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa Uga Sharaxan Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Ucid Ayaa Xulka Kubada Cagta Ee Gobolka Maroodijeex Ugu Deeqay Agab Isboorti Musharax Siciid Cudhay Ayaa Noqday Musharaxii Ugu Horeeyey Ee Agab Isboorti Ku Garab Istaagay Xulka Kubada Cagta Ee Gobolka Maroodijeex […]

Continue reading …
Dooro U Daneeyaha Dadweynaha……. Qalinkii Mustafe Cumar

Golaha Deganka Casimada Hargiesa. Dawladaha Hoose Waa maamulka hoose ee dagmo, magaalo ama caasimad aay leedahay, qaybna ka ah isla dawladda deegaankaas ka jirta. Waana tiro xildhibaano lagu soo doorto doorasho; Dad-waynuhu codaynayaan, taasooy ka soo baxayaan cidda ku matalaysa dawladda hoose ee degmadooda. Haddaba ka mid noqoshada Xildhibaanada golaha degaanka ama Dawladaha Hoose waa […]

Continue reading …