Xildhiban ka tirsan xildhibadanad xusbiga ucid kuuwooda ugu cadcad, Musharax Siciid Cabdisamed Cudhay Ayaa Munaasibad Qado Sharaf Ah Usameeyay Saxafiyiintii Qaadacay Shirwaynihii Ururka Solja (Hargeisa(Gaaroodinews)
Hargeisa(Gaaroodinews) Bushaaro Bushaaro Bushaaro Madarisada XAAFIDZAN ONLINE Waxay Ogaysiinaysaa Dadwaynaha Reer Somaliland Iyo Dhamaan Dadwaynaha Soomaaliyeed Ee Kunool Daafaha Caalamka Inay Kuu Diyaarisay Madarisadu Qayb Online Ah Oo Aad Waxku Baran Karto Adiga Oo Jooga Gurigaaga Ama Goobaha Shaqoba Hadaba Qaybaha XAAFIDZAN ONLINE Ay Kuu Diyaarisay Ee Aad Qaab Online Ah Aad Kubaran Kartaan Waxaa […]
Continue reading …Hargeisa(Gaaroodinews) Musharax Siciid Cabdisamed Ahmed (Siciid Cudhay ) Oo Kamid Ah Musharaxiinta Doorashada Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa Uga Sharaxan Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Ucid Ayaa Xulka Kubada Cagta Ee Gobolka Maroodijeex Ugu Deeqay Agab Isboorti Musharax Siciid Cudhay Ayaa Noqday Musharaxii Ugu Horeeyey Ee Agab Isboorti Ku Garab Istaagay Xulka Kubada Cagta Ee Gobolka Maroodijeex […]
Continue reading …Golaha Deganka Casimada Hargiesa. Dawladaha Hoose Waa maamulka hoose ee dagmo, magaalo ama caasimad aay leedahay, qaybna ka ah isla dawladda deegaankaas ka jirta. Waana tiro xildhibaano lagu soo doorto doorasho; Dad-waynuhu codaynayaan, taasooy ka soo baxayaan cidda ku matalaysa dawladda hoose ee degmadooda. Haddaba ka mid noqoshada Xildhibaanada golaha degaanka ama Dawladaha Hoose waa […]
Continue reading …Hargeisa(Gaaroodinews) Daawo Qodobada Warka Duhurnimo Ee Tvga Qaranka Somaliland Wariye Cabdiwali Yousuf Sh.Maxamoud Studio Hargeisa Daawo Muuqaalka Warkaas :-
Continue reading …Hargeisa(Gaaroodinews) Daawo Falanqayn Wada Hadalada Somaliland iyo Somalia Iyo Kulankii Labada Madaxweyne Waxaa Marti Ku ah Oo Falanqaynaaya Aqoonyahan Xasan Cabdilaahi Mataan (Ustaadka) Daawo Muuqaalka Warkaas :-
Continue reading …Frankfurt(Gaaroodinews) Safiirkii Hore Ee Somaliland Ee Dalwaynaha Jarmalka Amb Cabdifataax Cismaan Cigaal Ayaa Munaasibad Balaadhan Oo lagu Soo Dhawaynaayay Siyaasi Maxamuud Xaashi Cabdi Oo Kusugan Dalka Jarmalka Oo Uu ka Qaybgalay Wuxuu Cod Dheer Kutaageeray Musharaxnimada Uu Dhawaan Shaaciyay Siyaasi Maxamuud Xaashi Cabdi Kaasoo Sheegay Inuu Utaagan Yahay Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbul Xaafidka Kulmiye Amb […]
Continue reading …Shirkii 7aad ee Golaha Dhexe ee Xisbiga Mucaaridka UCID Oo Burco Ka Furmay Iyo Khudbadii Dhinacyo Badan Taabanaysa Oo Eng.Faysal Cali Waraabeka Jeediyey Furitaanka Shirkaasi “Arinta Caare Waa Gantaal Badhida Inaga Yaala hadii aynu Reer Somaliland nahay,, hadii Maanta uu Caare yidhi Waar Hubkaygii iyo Anigaba I Hooya, Maaha Inay Dadka Qaar Yidhaahdaan Waa Dambiile […]
Continue reading …#War_Muhiima Siyaasi Mahdi Cismaan Buuri oo Shacabka Somaliland u sharaxay Qiimaha Nabadgelyadu Leedahay Iyo Dhibaatada Qabyaalada Ku Duugan Wasiir Ku xigeenkii hore ee Wasaaradda horumarinta Khayraadka Biyaha Somaliland Md Mahdi Cismaan (Buuri) ‘ ayaa khudbad Waayeelnimo iyo Waddaniyadi Ku duugantahay talooyin dhaxal gala Ugu jeediyey Shacabka Reer Somaliland waxaanu si gaara u dul istaagay midnimada […]
Continue reading …Hargeisa (Gaaroodinews) Kajiidha -Hees Bilaa Music ah Cod Aad Umacaan Daawo Muuqaalka :-
Continue reading …