Home » Archives by category » Videos & Waraysiyo
Daawo/Akhriso: Shirkii 7aad ee Golaha Dhexe ee Xisbiga Mucaaridka UCID Oo Burco Ka Furmay Iyo Khudbadii Dhinacyo Badan Taabanaysa Oo Eng.Faysal Cali Waraabeka Jeediyey Furitaanka Shirkaasi

Daawo/Akhriso: Shirkii 7aad ee Golaha Dhexe ee Xisbiga Mucaaridka UCID Oo Burco Ka Furmay Iyo Khudbadii Dhinacyo Badan Taabanaysa Oo Eng.Faysal Cali Waraabeka Jeediyey Furitaanka Shirkaasi

Shirkii 7aad ee Golaha Dhexe ee Xisbiga Mucaaridka UCID Oo Burco Ka Furmay Iyo Khudbadii Dhinacyo Badan Taabanaysa Oo Eng.Faysal Cali Waraabeka Jeediyey Furitaanka Shirkaasi “Arinta Caare Waa Gantaal Badhida Inaga Yaala hadii aynu Reer Somaliland nahay,, hadii Maanta uu Caare yidhi Waar Hubkaygii iyo Anigaba I Hooya, Maaha Inay Dadka Qaar Yidhaahdaan Waa Dambiile […]

Wasiir Ku Xigeenkii Hore Mahdi Cismaan Buuri Oo Talooyin Dhaxal Gala U Diray Shacabka Amaanayna Ciidanka Qaranka Somaliland

#War_Muhiima Siyaasi Mahdi Cismaan Buuri oo Shacabka Somaliland u sharaxay Qiimaha Nabadgelyadu Leedahay Iyo Dhibaatada Qabyaalada Ku Duugan Wasiir Ku xigeenkii hore ee Wasaaradda horumarinta Khayraadka Biyaha Somaliland Md Mahdi Cismaan (Buuri) ‘ ayaa khudbad Waayeelnimo iyo Waddaniyadi Ku duugantahay talooyin dhaxal gala Ugu jeediyey Shacabka Reer Somaliland waxaanu si gaara u dul istaagay midnimada […]

Continue reading …
Kajiidha -Hees Bilaa Music ah Cod Aad Umacaan

Hargeisa (Gaaroodinews) Kajiidha -Hees Bilaa Music ah Cod Aad Umacaan   Daawo Muuqaalka :-

Continue reading …
“Raga Golaha Wakiilada Inoo Fadhiya 15 Ka Sanno Ee Heshiiskii Saddexda Xisbi Qaran Diidan Kaliya Waxa u Muuqda $2,000 Dollar Ee Mushahaarka Damiir Iyo Xidhood Midna Ma Leh” Xildhibaan Xasan Shahar

Halkan Ka Daawo  

Continue reading …
“Madaxweyne Cafis u Fidi Kornayl Caare Iyo Sh. Aadan Sune” Siyaasi Cabdilaahi Jawaan

Siyaasiga Cabdilaahi Cabdi Cumar (Cabdilaahi Jawaan) oo ka mida siyaasiyiinta waa wayn ee Reer Somaliland xilal badan oo wasiirnimo iyo guddoomiyaha Guddida doorashooyinka Qaranka Somaliland uga soo qabtay ayaa talooyin muhiima u diray madaxweynaha Somaliland. MD Muuse Biixi Cabdi Talooyinkan oo Cabdilaahi Ku dooday inay xal u noqon karaan mushkiladah dalka wakhtigan ka taagan hadii Madaxweynuhu […]

Continue reading …
Daawo: Buuqii Ka Dhashay Mooshin Baarlamaanka Somaliland Saaka La Horgeeyey Oo Xildhibaanadda Beelaha Darafyadu Qaadaceen
Continue reading …
Dib U Milicsiga: Weedhihii Cunfiga Iyo Hanjabaada Ahaa Ee Maxamed Kaahin Daahir Rayaale Kula Hadli Jiray Wakhtigii Kulmiye Mucaaridka Ahaa 

  Dib U Milicsiga: Weedhihii Cunfiga Iyo Hanjabaada Ahaa Ee Maxamed Kaahin Daahir Rayaale Kula Hadli Jiray Wakhtigii Kulmiye Mucaaridka Ahaa     Halkan Hoose Ka Daawo

Continue reading …
“Anigu Muuse Biixi ,Waxaan u aqaana RAJO-OOD, Gacantii aan Ku Doortayna Waata Igu Taale Iyadii ayuumbaan Ku RIDAYAA….” Suxufi Aadan Cabdi Iidle

“Anigu Muuse Biixi (Madaxweynaha Somaliland) Waxaan u aqaana #RAJo_Ood‘ Gacantii aan Ku Doortayna Waata Igu Taale Iyadii ayuumbaan Ku #RIDAYAA marka Doorashada dambe LA gaadhi”     Halkan Hoose Ka Daawo

Continue reading …
“Muuse Biixi-gii Aan Maalina Dalka Ka  Bixin Ee Waayo Araga Aynu U Haysanay Ma Hayno Oo Dadka Reer Somaliland Uma Muuqdo Ee Walaahi Umadda Illaahay Ha Inoo Sahlo Ayaan Leeyahay Meelaynu U Socono…”Siyaasiga Caanka Ee Cabdilaahi Geel-Jire

  Siyaasiga Caanka Ee Cabdilaahi Geel-Jire oo ka mid ahaa Kaadiriintii Xisbiga Kulmiye ee Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi soo garab istaagay doorashadii Madaxtooyadda ee 2017-kii Somaliland ka qabsoontay balse markii dambe Xisbigaasi laga Caydhiyey isaga iyo rag kale oo aragtidooda siyaasaddeed ku saluugay Xisbigoodii iyo hogaamiyihii ay soo saareen ee Madaxweynaha maanta mudane Muuse Biixi […]

Continue reading …
DAAWO: Wajiga Sadexaad Ee Dhismaha Waddada-Cad Oo Dib Loo Bilaabay + Fariinta Guddida Dhismaha Waddada-Cad

Hargeysa(gaaroodinews)Wajiga Sadexaad Ee Dhismaha Waddada-Cad Oo Dib Loo Bilaabay + Fariinta Guddida Dhismaha Waddada-Cad

Continue reading …
Page 1 of 7123Next ›Last »