Hargeisa(Gaaroodinews) Musharax Siciid Cabdisamed Ahmed (Siciid Cudhay ) Oo Kamid Ah Musharaxiinta Doorashada Golaha Deegaanka Caasimada Hargeisa Uga Sharaxan Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Ucid Ayaa Xulka Kubada Cagta Ee Gobolka Maroodijeex Ugu Deeqay Agab Isboorti Musharax Siciid Cudhay Ayaa Noqday Musharaxii Ugu Horeeyey Ee Agab Isboorti Ku Garab Istaagay Xulka Kubada Cagta Ee Gobolka Maroodijeex […]
Golaha Deganka Casimada Hargiesa. Dawladaha Hoose Waa maamulka hoose ee dagmo, magaalo ama caasimad aay leedahay, qaybna ka ah isla dawladda deegaankaas ka jirta. Waana tiro xildhibaano lagu soo doorto doorasho; Dad-waynuhu codaynayaan, taasooy ka soo baxayaan cidda ku matalaysa dawladda hoose ee degmadooda. Haddaba ka mid noqoshada Xildhibaanada golaha degaanka ama Dawladaha Hoose waa […]
Continue reading …Wararka ka imanaya Sudan ayaa sheegaya in Ra’iisal wasaare Cabdalla Xamduuk oo ka badbaaday isku-day lagu dili rabay. Telefishinka dowladda iyo xubin ka tirsan golaha wasiirada ee dalkaasi ayaa sheegay in kolonyo uu la socday ra’iisal wasaaraha lagu weerarray caasimadda Khartuum. Xaaska Mr Xamduuk ayaa website maxalli ah u sheegtay in la isku-dayay in la […]
Continue reading …Murashaxu wuxu khad-ka telefanka ugu waramay Telefishanka Horyaal. Hoos Ka Dhagayso Waraysiga Murashax Siciid-cudhay.
Continue reading …Hargeisa (Gaaroodinews) Wasiirku xigeenka Wasaarada Arimaha gudaha Somaliland Md Naasir Caydiid Ayaa Wararka Nagasoo gaadhaya Maamulka Degmada Salaxley Ay Sheegayaan Inuu Amar Kubixiyay inla xidho qaarkamid Ah kastamada Cashuuraha Degamada Salaxley Warkan Oo Uu Noo Xaqiijiyeen Masuulka Tirsan Maamulka Dawlada Hoose Ee Salaxley Ayaa Waxa Uu Noo Sheegay In Uu Wasiirku Shaqaalihii Laba Kastam Oo […]
Continue reading …Addis-Abeba(GRN)>Sida lagu daabacay bogga hore ee wargeyska Addis Getachew ee ka soo baxa magaalada Addis Abeba waxay dowlada UK ay si rasmi ah uga codsatay xukuumada Somaliland in ay helaan saldhig ciidan oo badda ah taa bedelkeedana ay ka hawl geli doonto dowlada Ingiriisku sidii ay Somaliland ay aqoonsi uga heli lahayd beesha caalamka. Wargeyska […]
Continue reading …Gudoomiye ku xigeenka komishanka xuquuqal insaanka qaranka Maxamud Garaaf Maxamed isla markaana ah seyga wasiirada deegaanka marwo Shukri Baandare,ayaa muddo sadex habeen ah ku xidhan xarunta C.I.D ee magaalada Hargeysa. Waxay wararku intaas ku darayaan in ciidamada sirdoonku ka soo qabteen gurigiisa oo ku yaala hargeysa habeen sadexaadkii. Ma cadda ilaayo imika sababta lagu soo […]
Continue reading …DAAWO XOGTA DAHSOON: Waa Kuwama Suudh Madoobayaasha Maraykanku, Jin mise Insi? .. Badhtamihii qarnigii labaatanaad ee taariikhda miilaadiga ayay ahayd waxaa soo baxayey warbixino iyo sheekooyin ka hadlaaya ragga xidhan suudhka madow ee dhamaystiran kuwaas oo inta badan dalbada macluumaad ku sabsan shaqsiyaad iyo wayaabo qariib ah yadoo in badani aaminsn tahay inay u shaqeeyaan […]
Continue reading …GOORTA LAGU DHAWAAQAYO GO’AANKA MAXKAMADA SARRE IYO MAWQIFKA AY KALA TAAGAN YIHIIN LABADS DHINAC EE XISBIGA UCID. ARAGTIDA TAAGEERAYAASHA XISBIGA. WARBIXIN MUUQAAL AH OO DHAMEYS TIRAN
Continue reading …