Tacsi Dhamaan Bahda Gaaroodinews Waxay Tacsiyadanayaan Musharx Siciiid Cudhay iyo Reer Dheeg Raabi oo Maanta Hargaisa Ku Geeriyooday

Dhamaan waxay bahda Gaaroodinews waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan reer Dheeg Raabi Faarax oo aabahood ku geeriyooday maanta magaalada Hargaisa waxa kale oo bahda Gaaroodinews ka tacsiyadaynayaa Mushax Siciid Cudhay oo uu adeer u ahaa marxuunku mar ahaantaasina saaxiib dhow ay ahaayeen

inalilahi wa inalilahi rajiun